Home Blog Page 3

Haween reer Iiraan ah oo loo ogolaaday inay goob fagaaro ah ku daawadaan ciyaar

Boqolaal ah haweenka dalka Iiraan ayaa loo ogolaaday in ay ka qaybgalaan daawashada ciyaarta kama dambeysta ah ee horyaalka dalalka Eeshiya oo ka dhacday magaalada Tehran. Wakaalada wararka ee dalka Iiraan ee Isna ayaa baahisay warka ku saabsan in haweenkaasi...

DEG DEG:Ciidamada Booliiska Galmudug iyo Koox burcad ah oo ku dagaalamay D/Hobyo

War hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in Ciidamo katirsan Booliiska Maamulka Galmudug iyo kooxo burcad ah ay israsaaseen sabaabtay qasaare ee ku dhexmartay degmada Hobyo ee G/Mudug. Goobjoogayaal ku sugan degmada Hobyo oo lka hadlay Idaacada Maanta ee Magaalada Muqdisho...

Magufuli oo xilka ka qaaday qaar ka mid ah golaha wasiirada

Madaxwaynaha dalka Tanzaniya John Magufuli, ayaa xilka ka qaaday wasiirada beeraha iyo ganacsiga waxa uuna ku hanjabay in uu militariga uu daadgureyn doono taasi oo looga gol leeyahay in lagu xaliyo dhibaatada haysata beeraleyda dalaga Cashew nuts loo yaqaano. Dhoofinta...

C/wali Gaas”Dowladda faragalin toos ah ayey ku heysa doorashada Maamulka Koonfur Galbeed”

C/wali Maxmed Cali (Gaas) Madaxweynaha Maamul goboleedka Putland ayaa dowlada Federaalka ee Soomaaliya waxuu ujeediyay eedeyn culus, xili uu sii xoo geesanyo qilaafka Maamul goboleedyada iyo dowlada dhaxe. Madaxweyne Gaas oo la hadlayay laanta VOA laanteeda Afka Soomaaliga  ayaa ku...

Aqriso:Bayaanka wadajirka ah ee kulankii Bahr-Dar ku dhexmaray madaxda dalalka Soomaaliya Itoobiya iyo Ereteriya

Madaxda Soomaaliya,Itoobiya iyo Ereteriya; Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Raysalwasaare Abiy Axmed iyo Madaxweyne Isaias Awerki ayaa 9-10 November, 2018 wadatashiyo xiriir ah ku yeeshay magaalada Bahr Dar ee dalka Itoobiya. Saddexda dhinac waxay isla garteen in kulankoodan labaad uu astaan u...

DEG DEG:Dad Meyd soo duugay oo lagu rasaaseeyay duleedka Magaalada Muqdisho

War degg deg ah oo hada nasoo gaaray ayaa sheegaya in dad Meyd soo duugay lagu rasaaseyay duleedka Magaalada muqdisho. Goobjoogayaal ayaa inoo xaqiijiyay in hal qof uu geeriyooday mid kalena uu dhaawac soo gaaray kadib markii wadada loo galay...

Wasiirada Maaliyadda iyo Gaashaandigga oo Kulan ku yeeshay Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xassan Cali Maxamed. Labada masuul ayaa ka wada hadlay dhameystirka qorshaha Diiwaan galinta (paymetric) Ciidamada...

Shiinaha iyo Mareykanka oo ka wada hadlay sidii loo qaboojin lahaa xiisadda ka dhex...

Kulan heer sare ah oo ka dhacay magaalada Washington ayaa waddamada Shiinaha iyo Mareykanka waxa ay ka wada hadleen qaabkii loo qaboojin lahaa xiisadda ka taagan badda koonfurta Shiinaha ee u dhaxeysa ciidamada milatariga labadani waddan. Mas'uuliyiinta labadani dhinac ku...

Dhageyso:Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay Weerarkii shalay ka dhacay Muqdisho

Mudane Aadan Isaaq Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku booriyay shacabka Soomaaliyeed inay meel uga soo wada jeestaan la dagaallanka¬† Al-Shabaab.   Mudane Aadan Isaaq oo ugu horeyn shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay...

Donald Trump oo saxiixay sharci magangalyada loogu diidayo dadka soo gala Mareykanka

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shalay saxiixay sharci magan-gelyada loogu diidayo dadka muhaajiriinta ahi ee mareykanka ka soo gala meelaha aan ahayn xudduudaha rasmiga ah. Sharcigaasi oo la filayo in uu dhaqan galo maanta oo sabti ah ayaa durbaba wajahaya...

Aqriso:Xabaal Wadareedyo laga helay Dalka Ethopia

Boliiska Dalka Itoobiya ayaa sheegay inay heleen Xabaal wadareedyo ay ku jireen Meydadka 200 Qof oo lagu aasay inta u dhexeysa xadka kala qaybiya Gobollada Soomaalida iyo Oromada. Warbaahinta maxalliga ee Dalka Itoobiya ah ayaa sheegtay in Xabaal wadareedyadani la...

Suudaan oo soo dhawesay wada hadalada usocda iyada iyo Mareykanka

Dowladda Suudaanta Waqooyi ayaa soo dhoweysay hadal dhawaan kasoo yeeray Maraykanka, markii ay xukuumadda Washinton DC sheegtay inay diyaar u tahay inay billoowdo geeddi socod ah in Khartuum laga saaro Liiska Madoow oo ay ku jirtay Tobanaankii Sano ee...

Diyaaradda Ethopian Arways oo Soo Caga dhigatay Garoonka Muqdisho

Waxaa Maanta oo Jimca ah markii ugu horreysay muddo 41 Sano ah soo Caga dhigatay Gegida Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho Diyaarad Rakaab ah oo ay leedahay Shirkadda Diyaaradaha ee Ethiopian Airways. Waxaa haatan Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ka soconaysa munaasabad kooban...

Madaxweyne Farmaajo oo goordhow gaaray Dalka Ethpia

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya , Mudane Maxamed C/llaahi farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor-dhow gaaray Magaalada Gondar, halkaas oo ay ugu sii gudbi doonaan Magaalada Bahr Dar ee isla Dalka Ethiopia. Mudane, Farmaajo, ayaa halkaasi kaga qayb geli doona...

MOST COMMENTED

Deegaanka Dhabad ee Gobolka Galgaduud oo lagu dilay ganacsade caan ah

Kooxo isbaaro u taalay degaanka Dhabad oo ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa dilay ganacsade caan ah oo lagu magacaabi jiray Bulxan saarnaana gaadiid siday...

HOT NEWS