Abuukaate Siciid Axmed oo ka Hadlay go,aankii uu wasiirka Maaliyada Soomaaliya.

|

Abuukaate siciid axmed oo wareysi gaar ah siinayey idaacada maanta ee magaalda muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay go aankii uu wasiirkii hore ee maaliyada soomaaliya cadbi raxmaanducale bayle ka ga hor yimid u yeeritaankii looga yeeray xafiiska xeer ilaalinta.

waxa uu tilmaamay abuukaataha in go aankaas uu qaatay wasiirka ay ka dhalankarto cawaaqib xumo islamarkaana ay tahay ka hor imaasho sharci lana kulmikaro ganaax ama ciqaab.

abuukaataha oo sii hadlayey ayaa carabka ku dhauftay in waxyaabaha lagu heesto wasiirka ee xeer ilalinta looga yeeray ay noqonkarto mushaar loo diiday qaar ka mida ah shaqaalaha xeer ilaalinta.

Wararka La Xiriira