Dhibaatooyinka soo wajaha carruurta waalid la’aanta ah

|

Kismaayo (Radio Maanta) Burburkii Dalka waxa l aga dhaxalay, dhibaatoyin kala duwan kuwaas oo sigaar ah u saameeyey hooyoyin iyo carruur badan.

Waayidda labada waalid, gaar ahaan aabaha waxaa feker iyo isku tashi ay ku abuurtay dhalaan aad u da’ yar kuwaas oo hadba meel ka eega sid ay nolashooda u mareen lahaayeen.

Waxaad arkaysaa carruur ku howlan, shaqa maalmeed aad u adag, waxayna iskugu jiraan shaqooyinka ay qabtaan kirishbooy, wadde gaari-dameer, barashada makaaniknimada, kuwa qashinka xaafadaha ka soo daadiya, kuwa barta sida guryaha loodhiso iyo baalashlayaal.

Wararka La Xiriira