Xalada abaaro oo aad u daran oo ka jirta degmooyi ka tirsan gobolka Hiraan.

|

Xalada abaaro oo aad u daran ayaa ayaa ka jirta Degmooyi ka tirsan gobolka hiraan niyadoo dadka barakacyaasha ee halkaas ku usugan ay soo ridanayan cuduro kala duwan.
DR CALI BAASHI oo ka mid ah dhaqaatiirka ka howlgasha isbitaalka degmada maxaas oo la hadlayey idaacada maanta ee magaalda muqdisho ayaa waxa uu sheegay inay jiraan caruur u dhimatay cuduro soo ritay oo ay ka mid yihiin shuban biyoodka kuwo kalena ay xiligan la tacaalayaan.

dr-ka ayaa waxa uu tilmaamay in dawo yari ay ka jirto isbitaalka islamarkaana aanu ku filneen baahida dadka qabo xanuunada kala duwan ee isbitaalka soo gaaraya

meelo badan oo dalka ka mid ah waxaa xiligan ka taagan abaro daran oo saameen ku yeeshay dadka iyo duunyada iyado ay jiraan dad u dhimanaya abaraha xiligan dalka ka taagan

Wararka La Xiriira