

Ibraahim Roombo oo Shaaciyay Inuu Ka Tanaasulay Musharaxnimada Xilka Guddoonka XSKK
MUQDISHO – Ibaraahim Xuseen Cali (Roombo) Guddoomiyahii Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga ayaa shir-jaraa`id oo uu ku qabtay Xarunta Guddiga Olambikada Soomaaliyeed ku shaaciyay ...


Kulan saddex geesood ah oo maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda Howlaha guud ee magaalada Muqdisho + Sawirro
Kulan saddex geesood ah oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud Gaadiidka Badda, Dekedaha iyo Tamarta Md. Muxudiin Maxamed Kaalmooy, Duqa magaalada ...


c/xakiin xaaji maxamuud fiqi Aradaydiina Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya ayaa idin Baahan+sawiro
Munaasabad ay soo abaabuleen Midowga Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan oo lagu soo dhaweenayay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafiga uu ...


Dowlada Uganda Wa ay mahadsanyihiin Ciidamadeena Hoolgalka Ka Wada Soomaaliya
Sida ay baahiyeen wargeysyo ka soo baxa dalka Uganda,dowlada Uganda ayaa shaaca ka qaaday in guulo ay ka soo hooyeen ciidamadooda dagaalada Soomaaliya ay ...


Ciidamo ka tirsan Dowlada soomaaliya Oo Ku Sugan G/gedo Oo Gadood sameeyay
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Degmada Beladxaawo ee Gobalka Gedo ayaa maanta waxa ay sameeyeen gadood ku aadan musuq maasuq ay sheegeen in lagu hayo ...


Mooshin laga Keenay Xumada Soomaaliya Oo Maanta Fashil Ku Yimid
kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo looga hadlaye mooshinka Xukuumadda laga gudbiyay ayaa goordhaw kusoo dhamaaday aqalka Golaha shacabka ee ...


R/waaaraha Xukumada Soomaaliya Oo La Kulmay Wafdi Uu Hogaaminaayo wakiil gaarka ah Ee Midowga Africa Ee Arimaha soomaaliya Oo Maanta Muqdisho soo Gaaray
Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa saaka xafiiska ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mohamed ...


Taliska Ilaalada Waddooyinka oo Muqdisho ka bilaabay howlgallo nooc cusub ah
Taliska ilaalada waddooyinka ayaa magaalada Muqdisho ka bilaabay howlgallo nooc cusub ah oo aan horay loogu arag waddooyinka waaweyn ee magaalooyinka gobolada dalka oo ...


QM OO WALAAC KA MUU JISAY SOOMAALIDA KU DHIBAATEYSA XEROOOYINKA BARAKACYAASHA EE KU YAALA DALKA KENYA
Warka soo baxay xafiiska isku xirka arimaha Bini-aadanimada ee Qaramada Midoobay (OCHA),ayaa lagu sheegay in dhibaatada haaysata Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Xerooyinka dalka ...


Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray Kooxda Soomaaliya ka Soocto Group-ke gashay?
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee CECAFA ayaa soo saaray isku aadka tartanka cecafa Kagame Club cup oo 18-ka bisha June ee ...





















