Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo dib loogu doortay Golaha Shacabka.

|

Waxaa xarunta Dugsiga Tababarka ciidamadda Booliska Gen.Kaahiye ka bilaabatay doorashada 5-kursi ee xildhibanada Golaha shacabka ku matali doona degaannada Gobolada Waqooyi(Somaliland).

Goobta doorashada waxaa ku xigan guddiga doorashooyinka iyo ergada dooraneyso xildhibaanada

5-kursi ayaa waxa ku tartamayo musharaxiin dhowr ah iyadoona kursiga kowaad aya ku tartameen musharixiinta kala ah Maxamed cabdi Xayir Maareeye iyo C/raxmaan warsame saciid.

Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ku guuleystay codad gaaraya 96-cod halka C/raxmaan Warsame uu la yimid codad dhan 3-cod.

Wararka Radio Maanta

News In English

Wararka La Xiriira