Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay guddiga dardar-gelinta gurmadka abaaraha

|

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya baahida loo qabo dardar galinta howlaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ba’an ku yeelatay abaarta dalka ka jirta, ayaa magacaabay guddi isku dhaf ah oo ka looban Golaha Xukuumadda iyo qeybaha Bulshada.

Guddigan oo uu hormuud u yahay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa waxa ay kala yihiin:

1. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS
2. Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye : Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka
3. Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
4. Mudane Jamaal Maxamed Xasan:Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta
5. Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha
6. Mudane Cismaan Abokor Dubbe: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska
7. Mudane Cumar Cali Rooble: Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
8. Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir: Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha
9. Marwo Shukri Maxamuud Afrax: Wasiiru-dowlaha Tamarta iyo Biyaha
10. Mudane Xaamud Cali Xasan: Wasiir Ku-xigeenka Beeraha iyo Waraabka
11. Mudane Jamaal Xasan Ismaaciil:

Wasiir Ku-xigeenka Xanaanada Xoolaha

1. Mudane Cabdullaahi Maxamed Shirwac
2. Sheekh Bashiir Axmed Salaad
3. Mudane Sheekh Cabdulqaadir Soomow
4. Mudane Sheekh Yuusuf Cali Ceynte
5. Marwo Caasho Geelle Diiriye
6. Marwo Aamino Xaaji Cilmi
7. Marwo Caasho Shaacuur Ugaas
8. Marwo Batuulo Axmed Gaballe
9. Mudane Cabdi Axmed Baafo
10. Mudane Cabdi Aadan Hoosow
11. Mudane Dr.Maxamed Xaaji
12. Mudane Aadan Ibraahim Aw Xirsi
13. Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Aadan
14. .Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
15. Mudane Khadar Ismaaciil Jimcaale
16. Mudane Cabdulfataax Maxamed Cabdinuur.
17. Liibaan Cabdi Cali
18. Amina Axmed Samatar
19. Cali Maxamed Maxamuud
20. Yaasmiin Cabdi Maxame
21. Cabdi Ciise Diirshe
22. Kamaal Daahir Guutaale
23. Shucayb Cabdullaahi Xasan

Wararka La Xiriira