mid ka mid ah aqoonyahaanada Somaliyedoo ka hadlay ansixnta rasiul Wasaarah iyo Caqabdaha xiligan ku hor gudban

|

PROF xasan axmed oo ka mid ah aqoonyahaanada somaliyyeed islamarkaanina wareysi gaar ah siinayey idaacada maanta ee magaalda muqdisho ayaa waxa uu ka hadlay ansixnta rasiul wasaaraha cusub ee soomaaliya iyo caqabdaha xiligan ku hor gudban ee u baahan in uu wax ka qabto
prof-ka ayaa sheegay in xiligan loo baahanyahay in xukuumada uu so dhisidono raisul wasaaraha cusub ee somaaliya looga baahanyahay in muhiimada gaar ah ay siiso abaraha xiligan dalka ka jira oo sameyey dad badan oo reer miy ah.

prof xasan axmed dhanka kale tilmaamay in ay jirikaraan caqabado uu wajihi karo raisul wasaarah cusub ee soomaaliya lkn loo baahanayahay in uu muujiyo dhabar adeeg siyaasadeed.

Ra’iisul wazaaraha cusub ee soomaaliya xamza cabdi barre ayaa la filayaa in dhawaan uu soo dhiso golihiisa waziirada waxaana warar la helayo ay sheegayaan in ay ubadnaan doonaan xildhibaanada aadka ugu dhaw madaxweynaha jamhuriyada federalka soomaaliya xassan shiiq maxamuud.

Wararka La Xiriira