Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun oo lagu Xukumay 15 -sano oo Xabsi Ciidan ah.

|

Maxamed Cusmaan Dhagaxow Haaruun ayaa lagu Xukumay 15 -sano oo Xabsi Ciidan ah.

Qarax uu u soo waday Muqdisho ayaa Bajaajtiisa kula Qaraxday, waxa uuna ka soo Qaaday Tabeelaha Sheikh Ibraahim.Hay,ada nabadsugida ayaa dawaneysay Qaraxa uu siday
waxaa Maxkamadayntiisa ay bilaabantay Horaantii June bishan aynu ku jirno.

“Spare parts” agabka Gawaarida iyo Qaraxyada ayuu Alshabaab u kala Gudbin jiray

Beledweyne ayuu Alshabaab kaga Biiray 2019-ki

Wararka La Xiriira