Maamulka gobalka gedo oo ka hadlay ciidamadii Lageeyay gobalkas.

|

Maamulka gobalka gedo oo ka hadlay ciidamadii Lageeyay gobalkas sheegayna in siyaasad gooni ah aanan halkaas loo geyn
Iyada oo mudooyinkii ugu dambeeyayay la war hayay xaalada ka jirta gobalka gedo ee konfurta somaliya ayaa wali waxaa isi soo taraya arinta ku aadan ciidamada dowladii farmaajo ku daabushay gobalka gedo

Axmed bare shiiq ibraahim oo ah gudoomiyaha degmada baladxaawo ee gobalka gedo oo la hadlayay idaacada manta ee muqdisho ayaa sheegay in ciidamadaasi gobalka gedo loo geeyey arimo la xarrira amniga xuduuda ay wadaagaan somaliya iyo Kenya islamarkaanina aysan jirin siyaasad kale oo ciidankaasi halkaasi loo geeyey waxa uuna sido kale eedeyn uu ujeedyay ciidamada maamulka jubaland oo uu hoosta ka xariiqay in ay yihiin kuwo dilal ka geysta gobalka gedo deegaanada iyo degmooyinka u ka koobanyahay

Gudoomiyaha ayaa sdkle soo dhaweyey ciidamadii isku soo dhiibay dowlada soomaaliya ee kazoo goostay mamulka jubaland kuwaas oo uu hogaamiyay waziirkii hore ee amniga jubaland cabdi rashiid janan oo dowlada soomaaliya kol sii horeyey ka baxsaday.

Wararka La Xiriira