Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobalada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay xilliga la qabanayo diiwaan gelinta musharixiinta golaha shacabka.

|

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Gobalada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay xilliga la qabanayo diiwaan gelinta musharixiinta golaha shacabka.

Jadwalka guddiga ay shaaciyeen ayaa lagu sheegay in 20/21/22 bishaan ay dhaceyso diiwaangelinta lix ka mid ah sagaal kursi oo horay guddiga u shaaciyeen in doorashadooda la diyaarinayo.

Kuraasta lixda ah ee musharixiintooda la diiwaan gelinayo ayaa kala ah : HOP#233, HOP#208, HOP#210, HOP#202, #HOP225, iyo HOP#272.

Wararka Radio Maanta

News In English

Wararka La Xiriira