Guddiga doorashada ee Somaliland ayaa markii u horeysay shaaciyay magacyada oday dhaqameedyada iyo bulshada rayidka ee soo xuli doono Ergada Afar kursi

|

Guddiga doorashada ee Somaliland ayaa markii u horeysay shaaciyay magacyada oday dhaqameedka iyo bulshada rayidka ee soo xuli doono Ergada dooraneysa afar kursi oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka.
Waa doorashadii u horeysay ee si cad uga ka muuqdo habraacii lagu heshiiyay 22 Agosto, marka loo eego doorashadii Golaha Shacabka ee ka dhacay Baydhabo, Dhuusamareeb iyo kuwii lagu doortay Muqdisho oo si weyn looga hor-yimid habraacii loo maray oo ahaa mid mugdi ku jiray.

Wararka La Xiriira