Cabdi Raxmaan gantal way isla Shageen karaan Madaxweynaha iyo Ray,isul wasaraha.

|

Xilli manta codka kalsoonina uu helau ra’iisul wazaaraha cusub ee soomaaliya xamza cabdi bare islamarkaanina ay soo xaadireen 200 xildhibaan ayaa waxaa isi soo taraya wararka ku aadan in madaxweynaha iyo ra’iisul wazaaraha ay isla shaqeyn karaan iyo in kale.

Cabdi raxmaan gantal man oo ka mid ah dadka ka falooyada siyaasada islamaarkanina la hadlay idaacada manta ayaa sheegay in ay labada xubnoodba ay suura gal tahay in ay isla sii jogaan sidokalena ay isla shaqeyn doonaan sanadada soo socda.

Gantel man waxa uu sidookale in uu rajaynayo in dowlad fiican ay ka dhalatay soomaaliya taas oo ka shaqeyn doonta nabad galyada iyo dib uheshiisiinta maadaama colaado iyo isqaqabsi siyaadeed uu ku jiro dalka.

Wararka La Xiriira