Tuesday, April 07, 2020
 

Wararka

Al shabaab oo laga dalbaday Sideynta Dhaqaatiir ajaanib ah

0 Visits: 315 | Monday April 15, 2019 - 11:32:33
Wararka ka imaanaya magaalada Mandheera ee dalka Kenya ayaa sheegaya in odayaal Soomaaliyeed ay kasoo dhaqaaqeen magaalada Mandheera si ay wadahadal ula furaan Al Shabaab.

Read More »

Banaan baxayaal Muqdisho lagu Maxkamadeynayo

0 Visits: 181 | Monday April 15, 2019 - 11:24:20
Guddoomiyaha gobalka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo ka war bixiyay natiijada shirk ay yeesheen guddiga Amniga ayaa sheegay in la isla gartay in bulshada Soomaaliyeed ay muujin karaan shucuurtooda oo ay la xisaabtami karaan dawladda si nabad ah.

Read More »

Maamulka Marka o isbedel lagu sameyay

0 Visits: 198 | Monday April 15, 2019 - 11:05:38
Waxaa xilka qaadis lagu sameeyey gudodomiye kuxigeenadii Maamulka degmada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Xoghayaha degmadaas, iyada oo la Magacaabey guddoomiye kuxigeeno iyo Xoghaye Cusub.

Read More »

Garoonka Jaamacadaha Muqdisho oo soo dumay iyo Khasaaro ka dhashay (Daawo Sawirada)

0 Visits: 697 | Sunday April 14, 2019 - 13:18:17
Waxaa maanta soo dumay qeyb kamid ah dhismaha garoonka Kubadda cagta Jaamacada ee kuyaala magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Read More »

Magaalada hargeysa oo lagu oogay salaad roob doon ah

0 Visits: 236 | Sunday April 14, 2019 - 12:32:37
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qayb-galay salaad Roob-doon ah oo maanta oo Axad ah laga oogay dhammaanba geyiga Somaliland.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo sameeyay Magacaabis iyo xilka qaadis

0 Visits: 180 | Sunday April 14, 2019 - 12:29:11
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-293/042019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda.

Read More »

Milatariga Sudan oo wadahadal la bilaabay kooxaha soo abaabulay banaanbaxyada

0 Visits: 645 | Sunday April 14, 2019 - 10:06:28
Golaha Milatariga xukuma dalka Sudan ayaa bilaabay wadahadalo uu la yeelanayo kooxaha soo abaabulay dibad baxyada sababay inuu xilka ka dago Hogaamiyihii hore ee dalka Sudan Cumar Al-bashir.

Read More »

Wasiirada Amniga, Difaaca iyo Taliyaasha CQS oo maanta hortagaya baarlamaanka

0 Visits: 200 | Sunday April 14, 2019 - 09:59:56
axaa maanta lagu wadaa in Wasiirada Amniga, Difaaca iyo Taliyaasha CQS ee Soomaaliya in ay hortagaan baarlamaanka Soomaaliya oo maanta yeelanaya fadhi looga hadlayo amaanka Soomaaliya.

Read More »

Shir u dhexeeya wasiiro Heer federaal iyo Heer Dowlad goboleed oo Muqdisho kafurmay

0 Visits: 190 | Sunday April 14, 2019 - 09:55:26
Shirkan wadatashiga ah ee ku aadan ka jawaabista gargaarka deg dega ah una dhexeeya madaxda wasaaradaha gargaarka heer Federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa ka furmay Muqdisho,kaasi oo socon doona mudo labo casho ah.

Read More »

Dhageyso:- Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in ayxabsiga dhigtay Saraakiil iyo Askar

0 Visits: 578 | Sunday April 14, 2019 - 09:45:02
Labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaa Magalada Muqdisho ku dagaalamayay Ciidamo ka wada tirsan kuwa Dowladda kaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah,waxaana dagaalkaas dhexmaray Ciidamada War kasoo saaray taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre oo Kulan La Qaatay Wasiirka Horumarinta Norway

0 Visits: 348 | Saturday April 13, 2019 - 20:05:16
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka horumarinta dalka Norway Dag-Inge Ulstein, ayaa kulan gaar ah ku qaatay magaalada Washington ee dalka Mareykanka

Read More »

Taliyaha Booliiska Oo Sheegay In La Xiray Sarkaalkii Xukumayay Askarigii Dilay Bajaajlaha

0 Visits: 510 | Saturday April 13, 2019 - 15:43:09
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Gen: Bashiir Maxamed Cabdi Ameeriko oo la hadlayay boqolaal ka mid ah dhalinyarada ku shaqeysata bajaajta oo maanta dibadbax ka dhigay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la xiray taliyihii xukumayay askariga dilka gaystay barqanimadii maanta

Read More »

Yiriisoow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska oo meel fagaaraha kula hadlay Wadayaasha Bajaajta

0 Visits: 194 | Saturday April 13, 2019 - 14:11:03
Qeyba badan oo kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka dhacay dibadbaxyo ay sameynayeen kumaan kamid ah dhallinyarada kaxeysa mootooyinka nooca loo yaqaano bajaajta kuwaas oo ka cabanayay tacadiya kala duwan oo ay la kulmaan inta ay ku guda jiraan hool maal

Read More »

Dagaal udhexeeya Ciidamo kawada tirsan Dowlada oo muqdisho ka dhacay

0 Visits: 189 | Saturday April 13, 2019 - 14:07:10
gooyska Baar ayaan maxaa ka dhacay Maanta? Ciidamo boolis ah oo la socday ama saarna gaaro Nooha ah oo ay lahaayeen dad shacab ah ayaa yimid isgooyska Baar ayaan oo ay joogeen Ciidamo Milatari ah,kuwaasi oo la sheegay in ay sugayeen Taliyaha Ciidamada lugta Odawaa oo u imaanaayay.

Read More »

Dowladda Denmark oo Malaayiin Dollar ugu deeqay Soomaaliya

0 Visits: 299 | Saturday April 13, 2019 - 09:32:47
Intii ay socdeen kulamadda Guga ee kooxda Bangiga Aduunka ayaa Dowladda Denmark waxaa ay ku dhawaaqyday in ay 21 million oo dollar ku taageeri doonto Dowladda Soomaaliya oo shirkaasi ka qayb galeeysa.

Read More »

Dalka Sudan oo Wajahaya xaalad adag iyo Hoggaamiyihii Afgambiga Ibn Auf oo is casilay

0 Visits: 208 | Saturday April 13, 2019 - 09:19:10
Hogaamiyihii Milatarigii afgambiyay dowladii uu madaxda ka ahaa Cumar Xasan Al-Bashir ayaa ku dhowaaqay goor dhow inuu is casilay.

Read More »

Ciidamada Kenya oo wada dadaalo lagu soo furanayo Dhaqaatiir ajaanib ah oo la afduubatay

0 Visits: 294 | Saturday April 13, 2019 - 09:12:27
Ciidamada Kenya ayaa bilaabay howlgal ballaaran oo lagu baadigoobayo dhaqaatiir u dhalatay dalka Cubay, kuwaasoo laga soo afduubtay magaalada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari.

Read More »

Mareykanka Oo Duqeyn Culus Ka Fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

0 Visits: 820 | Saturday April 13, 2019 - 09:09:23
Ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in duqeyn cirka ah ay shalay kula beegsadeen Al-Shabab, meel ka mid ah Gobolka Shabeellada Hoose.

Read More »

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta Dood adag kayeelanaya Amniga Dalka

0 Visits: 181 | Saturday April 13, 2019 - 09:06:47
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan muhiim ah waxa ay ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Askari katisan Ciidanka Doowlada oo Bajaajle ku dilay Muqdisho

0 Visits: 181 | Saturday April 13, 2019 - 09:02:39
Wararka ay heleyso Idaacadda Maanta ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in isgoyska Howlwadaag lagu dilay Darawal Mooto Bajaaj, islamarkaana la dhaawacay ruuxii saarnaa Mootada.

Read More »

Site Designed & Developed by ILEYS INC.