Monday, December 16, 2019
 

Wararka

Uganda oo megen gelyo siyaasadeed siineysa Cumar al bashiir

0 Visits: 964 | Wednesday April 17, 2019 - 10:34:00
Dowladda Uganda ayaa diyaar u ah inay siiso magangalyo Madaxweynihii hore ee Sudan Cumar Xasan Al-Bashiir, kaasoo todobaadkii hore xukunka laga tuuray, kaddib banaan baxyo bilooyin socday, oo sababay in Milateriga soo farageliyaan, xukunkana ka tuuraan Cumar Al-Bashiir.

Read More »

Eng. Yarisow oo ka hadlay Dagaal Muqdisho ka dhacay

0 Visits: 881 | Wednesday April 17, 2019 - 10:31:47
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa uga mahadceliyey shacabka Caasimadda, gaar ahaan Degmada Warta-Nabadda sida ay gacanta uga geysanayaan sugidda ammaanka Caasimadda.

Read More »

Trump oo diiday Go'aamo loo soo jeediyey

0 Visits: 819 | Wednesday April 17, 2019 - 10:29:46
Madaxweyne Donald Trump ayaa xalay diidmada qayaxan u adeegsaday qaraar uu Koongareeska Mareykanka ku diiday ku lug-lahaashaha Mareykanka ee dagaalka ay Sacuudiga iyo xulufadiisa ka wadaan dalka Yemen.

Read More »

Howlgal Dad lagu soo qabqabtay oo Muqdisho ka dhacay

0 Visits: 709 | Wednesday April 17, 2019 - 10:24:43
Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa waxaam xalay ay howlgallo baaritaan ah ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada howl-Wadaag ee gobolkan Banaadir.

Read More »

Salaad cali jeele oo sheegay in Mucaaradku ay abaabulayaan banaanbax

0 Visits: 1449 | Wednesday April 17, 2019 - 10:19:44
Siyaasiga Salaad Cali Jeele oo ah la taliyaha Madaxweyne Farmaajo ee Arimaha Siyaadda oo xalay Warbaahinta kula hadlay muqdisho ayaa waxa uu sheegay in uu jiro banaanbax xoogan oo looga soo horjeedo dowladda kaas oo la qorsheynayo in Muqdisho maalmaha soo socdo uu ka dhaco

Read More »

Sweden: Nin Soomaali oo dilay gabar uu saaxib la ahaa oo Xabsi daa'in lagu xukumay

0 Visits: 1184 | Tuesday April 16, 2019 - 10:53:52
Maxkamad ku taalla magaalada Gothenburg ee dalka Sweden ayaa xabsi daa'in ku xukuntay nin Soomaali ah oo dilay gabar uu Saaxib la ahaa sanadkii hore 2018.

Read More »

Faah faahino kasoo Baxaya shil gaari oo ka dhacay Beydhabo

0 Visits: 598 | Tuesday April 16, 2019 - 10:33:29
Wararka laga helayo Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa ay sheegayaan in Gaariga shilka galay uu ahaa midka Xambaara Wiishka,isla markaana uu ku dhacay Buundada weyn ee loo yaqaano Isha Baydhabo.

Read More »

Dowlada Mareykanka oo ka hadashay duqeyn ka dhacday gobalka Bari

0 Visits: 570 | Tuesday April 16, 2019 - 10:13:57
Taliska Mareykanka ee Qaarada Afrika ee loo yaqaano (Africom) ayaa faah faahin ka bixiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Bari taas oo ay la beegsadeen Xubno ka tirsan Daacish-ta Soomaaliya.

Read More »

Soomaalia oo ka qeyb geleysa shir ka dhacaya Dalka ruushka

0 Visits: 1118 | Tuesday April 16, 2019 - 10:09:25
Dowladda Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb gasho shirka 5aad ee Dowladaha Carbeed iyo Ruushka kaas oo Maanta oo Talaado ah ka furmaya Magalada Moscow oo ah Caasimadda Wadanka Ruushka

Read More »

Soomaali lagu dilay Dalka konfur africa

0 Visits: 1030 | Tuesday April 16, 2019 - 10:05:24
ooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa xalay Saqdii dhexe waxaa Gudaha dalkaasi ay ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Soomaalida Ganacsi ahaan u taga dalkaasi koonfur Afrika, iyaga oo sidoo kale dhaawacay mid kale.

Read More »

Jubaland oo daqdhaqaaq ciidan ka bilaawday degaano hor leh

0 Visits: 530 | Tuesday April 16, 2019 - 09:59:05
Ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta waxaa ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wadaan deegaano hoostaga Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Read More »

Dowlada Shiinaha oo kordhisay taageeradeeda Soomaaliya

0 Visits: 713 | Monday April 15, 2019 - 14:36:34
Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin Jian oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay SONNA ayaa ka hadlay xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal,Ganacsiga,mashaariicda Shiinaha uu ka fuliyay Soomaaliya,horumarada la gaaray iyo arrimo kale oo badan.

Read More »

Dhakhaatiir u dhalatay Dalka kuuba oo laga Daad gureeyay Dalka kenya

0 Visits: 667 | Monday April 15, 2019 - 14:28:57
Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay Dhakhaatiirtaasi ka wada saareen Wajeer iyo Garissa, sababo la xiriira dhinaca Ammaankooda. Dowladda Kenya wax faahfaahin ah kama bixinin xilliga ay Dhakhaatiirtasi dib ugu soo labaan doonaan Adeegyadii Caafimaad ee ay ka fulin jireen Xarumaha Caafimaadka ee Gobalka…

Read More »

Bajaajleyda Muqdisho oo fariin adag loo diray

0 Visits: 468 | Monday April 15, 2019 - 14:22:49
Ku-simaha Ra'iisul Wasaaraha dalka ahna Ra'iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shirka amiga oo looga hadlay xaaladda amniga ee dalka gaar ahaan adkaynta amniga caasimadda.

Read More »

Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo sheegtay in ay kordheen Hanjabaadaha soo gaaraya

0 Visits: 1214 | Monday April 15, 2019 - 14:16:36
Xildhibaanad Ilhaan Cumar o oka tirsan Aqalka Kongareeska Maraykanka ayaa sheegtay inay kordheen Farriimaha iyada loogu hanjabayo in la dili doono, kadib, markii uu Madaxweyne Trump dhawaan bartiisa Twitter-ka soo dhigay Qoraal iyo Muuqaal uu ku xiriirinayo inay iyada wax ka ogeyd Qaraxyadii Diyaaradihii…

Read More »

Maamulka Gobalka Banaadir oo la kulmay Gudi ka socaday PL.da Muqdisho

0 Visits: 769 | Monday April 15, 2019 - 14:10:43
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xarunta Aqalka dowlada hoose ee Xamar kulan kula qaatay Guddiga gaadiidka BL-ka ee ka howlgala Magaalada Muqdisho.

Read More »

Ra'iisal wasaare Kheyre oo Dalka dib ugu soo laabtay

0 Visits: 280 | Monday April 15, 2019 - 14:04:45
Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii magaalada Washington ee dalka Mareynkanka uga soo qeyb galeen shirkii deyn cafiska Soomaaliya.

Read More »

Sawirro:-Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Nepal Iyo Khasaaro Ka Dhashay

0 Visits: 785 | Monday April 15, 2019 - 13:16:14
Saraakiisha dalkaasi waxay sheegeen inay 3 qof geeriyootay, 5 kalena ku dhaawacmeen, kadib markii ay Diyaarad yar oo ka baxday dhabaha ay Diyaaradaha soo caga-dhigtaan ay ku dhacday 2 Diyaaradshs Helikopter oo xilligaasi ka duuli lahaa Garoon ku yaalla meel ku dhow Buuraha Himilaaya ee dalkaasi.

Read More »

Shil gaari oo khasaara geystay oo kadhacay magaalada hargeysa

0 Visits: 739 | Monday April 15, 2019 - 13:12:18
Inta la xaqiijiyey ilaa Sadex ruux ayaa geeriyootay, kaidb markii shil gaari uu ka dhacay deegaan duleedka ka ah Magalada Hargeysa ee deegaanada Soomaaliland.

Read More »

Faah faahino ayaa Kasoo Baxaya Dil kadhacay duledka Muqdisho

0 Visits: 183 | Monday April 15, 2019 - 11:55:54
Xalay fiidkii ayaa rag hubeysan waxaa ay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magalada Muqdisho ku dileen ilaa Saddex ruux, iyada oo la xaqiijiyey in dilka kadib ay goobta ka baxsadeen.

Read More »

Site Designed & Developed by ILEYS INC.