Nin hubeysan ayaa xalay fiidkii waxa uu Nin kale ku dilay degmada Galodob oo ka tirsan gobolka Mudug ee Dowlad goboleedka Puntland, Iyada oo ninkii dilkaasi ka d ambeeyey la sheegay in gacanta lagu dhigay.
Howlgal ay dalkaasi sameeyeen Ciidamada Booliska dalka Giriiga ayaa waxaa ay qabteen in ka badan 60 ruux oo ay ku jiraan Soomaali muhaajiriin ah, kuwaas oo la sheegay in sisharcidarro ah ku galayeen dalkaas.
Diyaarad Milliteri ee nooca Caafimaadka oo laga leeyahay dalka Jarmalka ayaa caga-dhigatay Jesiiradda Madeyra ee dalka Bortiqiiska, si loogu qaado dadkii ka badbaaday shilkaasi oo ay 29 qof ku geeriyootay.
0 Visits: 799 |
Saturday April 20, 2019 - 14:24:58
Ciidanka Booliiska dalka Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in ay gacanta ku dhigeen nin ka mid ah Koox Ilhaan Cumar ugu hanjabtay in ay dili doonaan, kaasoo ah Cunsuri ay ku weyn tahay Naceybka dadka soo galootiga ah.
0 Visits: 1145 |
Saturday April 20, 2019 - 14:17:36
Allaha U Naxariistee Marxuum Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo xilal kala duwan horay uga soo qabtay kana mid ahaa aasaasayaashii Puntland ayaa saaka ku geeriyoodey magaalada Garoowe ee caasimadda Puntand.
0 Visits: 836 |
Saturday April 20, 2019 - 12:33:55
Wasiirka amniga ee dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Cabdi Xasan Cabdi Nuur Janan oo ka qeyb galay kulan ka dhacay Degmada Baled-Xaawo ee Gobolka Gedo ay ka hadlay amniga deegaanada Jubbaland,isagoona fariin u diray Odayaasha dhaqanka.
0 Visits: 1111 |
Saturday April 20, 2019 - 12:27:39
Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa soo noqday Guddoomiyihii hore Ee Barlamaanka Puntland, Wasiirkii hore Ee Howlaha Guud Ee Puntland iyo Wasiirkii Hore ee Kalluumeysiga Puntland.
0 Visits: 1220 |
Wednesday April 17, 2019 - 14:58:51
Cumar Xasan Al-bashiir oo Khamiistii hore laga tuuray talada dalkaasi ayaa la sheegay in loo gudbiyey Xabsiga Dhexe ee Kobar oo ku yaallaa caasimadda dalkaasi ee Khartuum