Saturday, May 25, 2019
 

Wararka

Madxda Aamin Ambulance oo kahadlay Shaqa Joojin lagu sameeyay

0 Visits: 101 | Wednesday April 10, 2019 - 10:39:17
Madaxa Gaadiidka Gurmadka degdega ee Aamin Ambulance Dr. C/qaadir C/raxmaan Xaaji Aadam ayaa xaqiijiyay in amar ka soo baxay Booliska Gobolka Banaadir lagu amray inay joojiyaan shaqada, taasoo uu ku tilmaamay arrin aan wanaagsaneyn.

Read More »

Kusimaha Safiirka Soomaaliya ee Dalka uganda oo Xilkii Lawareegay

0 Visits: 196 | Wednesday April 10, 2019 - 10:24:59
Sii hayaha cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) ayaa xilka la wareegay, kaddib markii ay dowladda Soomaaliya u magacawday.

Read More »

Wasaarada Gashaandhiga Soomaaliya oo Agaasime cusub Loo Magacaabay

0 Visits: 171 | Wednesday April 10, 2019 - 10:05:47
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar Dambe) ayaa shaqo joojin ku sameeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Sonkor Jaamac Geyre.

Read More »

Hawen Soomaali ah oo heysta Dhalashada Dalka Canada oo Dhowr Bilood Kuxiran Hargeysa

0 Visits: 169 | Wednesday April 10, 2019 - 09:49:41
Dowladda Kanada waxay xaqiijisay in labo haween ooo haysta Dhalashadda dalkooda ay ku xiran yihiin Saldhigga Boliska Ibraahim Koodbuur ee magaalladda Hargeysa

Read More »

Aqalka sare oo manta dood adag kayeelanaya sharciga Xaqsiinta Ciidamada Qalabka sida

0 Visits: 400 | Wednesday April 10, 2019 - 09:41:52
Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah inay yeeshaan Kulankoodii caadiga ahaa kaas oo ah kulanka 1aad kalfadhiga 5aad ee Aqalka Sare.

Read More »

Booliska Soomaaliya oo kahadlay Shaqa joojin lagu sameeyay Aamin Ambulance

0 Visits: 159 | Wednesday April 10, 2019 - 09:35:09
Maalmihii la soo dhaafay waxaa Baraha Bulshada iyo Wabsite-yada qaarkood lagu faafinayey in Dowladda Soomaaliya ay ku amartay Shaqaalaha Hay'adda Gurmadka deg dega ah ee Aamin Ambulance inay Shaqada joojiyaan,hayeeshee waxaa warkaasi beeniyey taliska Ciidanka booliska Soomaaliyeed

Read More »

Ciidamada Amniga oo qalabka baaritaanka gaadiid la siiyay

0 Visits: 153 | Tuesday April 09, 2019 - 12:17:20
Wadooyinka ugu mihiimsan mugdisho ayaa wali xiran mudo todobaad ah waxaana sabab looga dhigay in ay ku jirto xasalinta amniga guud

Read More »

Madaxweyne Lafta-gareen oo taliyayaal cusub magacaabay

0 Visits: 99 | Monday April 08, 2019 - 13:08:34
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagreen) ayaa waxaa uu Magacaabey Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Koonfur galbeed iyo kuxigeenadiisa.

Read More »

Imaaraadka oo Muwaadiniinteeda uga digtay safarka Soomaaliya

0 Visits: 154 | Monday April 08, 2019 - 12:59:54
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Imaaraadka Carabta ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan Soomaaliya, iyadoo ka cabsi qabto weeraro iyo afduub loo geysto dalxiisayaasha u dhashay dalkeeda.

Read More »

Qarax Xoogan oo Kadhacay Muqdisho

0 Visits: 101 | Monday April 08, 2019 - 12:41:21
Wararka Idacada Manta ee Magaalada Muqdisho Ay ka helayno Degmada Hawlwadaag ee Gobolkaan Banaadir ayaa Waxa ay Sheegayaan in halkaasi goor dhaw uu ka dhacay Qarax miino oo gaystay Khasare

Read More »

Amar culus oo lagu soo ragay Amin Ambulance

0 Visits: 101 | Monday April 08, 2019 - 12:25:36
Mas'uuliyiinta gaadiidka gurmadka degdega ee Amiin Ambulance ayaa sheegay in laga mamnuucay inay tagaan goobaha ay ka dhacaan qaraxyada, si ay u caawiyaan dadka u baahan gurmadka deg dega ah.

Read More »

Qarax lala eegtay Ciidamada Amisom

0 Visits: 98 | Sunday April 07, 2019 - 15:24:31
Wararka laga helayo deegaanka Buulo-Mareer ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in duhurnimadii Maanta deegaankaas qarax lagula eegtay Ciidamo ka tirsan kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.

Read More »

Wasaarada Gaadiidka oo lagu eedeeyay Bixinta qandaraasyo aan laga fiirsan (Video)

0 Visits: 163 | Sunday April 07, 2019 - 14:50:05
Qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidka Bajaajta loo yaqaan oo la hadlay MAANTA TV ayaa waxaa ay cabasho xoogan ka muujiyeen wasaarada Gaadiidka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Read More »

Warar Dheeraad Ah oo Kasoo Baxaya Qarax Kadhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 101 | Sunday April 07, 2019 - 13:27:08
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir,kaasi oo geystay khasaaro

Read More »

Ra'iisul wasaare Kheeyre oo Magacaabay Wasiiro Cusub

0 Visits: 153 | Sunday April 07, 2019 - 13:12:58
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa lagu magacaabay Saddex Wasiir oo kamid noqonaya Golaha Wasiirada.

Read More »

Wasiir ka Tirsan Xukumada oo Dacwad laga gudbiyay

0 Visits: 95 | Sunday April 07, 2019 - 10:43:57
Shalay intii lagu guda jiray Kulankii Golaha Shacbaka ee natiijo la'aanta kusoo dhamaaday ayaa Xildhibaan Cabdullaahi goodax Barre waxa uu Xildhibaanada qaar ku tilmaamay inay la Shaqeeyaan Al-Shabaab. Wasiir Goodax ayaa si live ah ugu eedeeyey Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmad in uu la Shaqeeyo Al-Shabaab,hayeeshee…

Read More »

Madaxweynihii Algeria oo is casilay

0 Visits: 103 | Wednesday April 03, 2019 - 09:35:17
Sida ay sheegtay warbaahinta Algeria Madaxweynihii dalkaas Abdelaziz Bouteflika ayaa is casilay kadib todobaadyo ay dibadbaxyo ballaarani dalkaas ka socdeen.

Read More »

Taliyaha Ciidammada Dhulka oo faah-faahin ka bixiyay Howlgallada ka socda Dalka

0 Visits: 109 | Wednesday April 03, 2019 - 09:27:32
Xaalada deegaannadii ay la wareegeen Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa saakay degen iyadoo howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ay halkoodii kasii socdaan.

Read More »

Ra'iisul Khayre iyo Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay Muqdisho

0 Visits: 99 | Wednesday April 03, 2019 - 09:24:02
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay waxa uu hoygiisa casho sharaf ugu samaayeeyay madaxwayaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam iyo wafdiga uu hogaaminayo ee Muqdisho ku sugan.

Read More »

Kalfadhiga 5-aad ee Golaha Aqalka sare oo maanta furmaya

0 Visits: 161 | Monday April 01, 2019 - 14:29:04
Maanta oo isniin ah taariikhduna ku beegan tahay 1-bisha April ee sanadka 2019,ayaa lagu wadaa inuu furmo kalfadhiga Shanaad ee Golaha Aqalka sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Site Designed & Developed by ILEYS INC.