Monday, July 22, 2019
 

Wararka

Qarax ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 4 | Sunday July 14, 2019 - 16:03:58
Waxaa isa soo taraya Khasaaraha ka dhashay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

Read More »

Dad ku dhintay daadad ku rogmaday deegaano ka tirsan dalka Nepal

0 Visits: 3 | Sunday July 14, 2019 - 15:59:07
Ugu yaraan 50 Qof ayaa ku dhimatay, tiro intaa ka bandanna waa lagu la'yahay daadad iyo Dhul go' ka dhacay Dalka Nepal, markii ay halkaasi ka da'een Roobab lixaad leh Saacadihii lasoo dhaafay.

Read More »

Isbeddel lagu sameynayo Amniga Kismaayo, kadib weerarkii ka dhacay

0 Visits: 3 | Sunday July 14, 2019 - 15:56:14
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam( Madoobe) ayaa Maanta oo Axad ah shir guddoomiyay kulanka golaha amniga Dowlad Goboleedka Jubbaland oo lagu qabtay Magalada Kismaayo.

Read More »

Ciidamada Galmudug op adkeeyey ammaanka Hobyo

0 Visits: 6 | Saturday July 13, 2019 - 15:40:17
Ciidamada maamulka Galmudug ayaa lagu soo warramayaa in maanta ay adkeeyeen amniga degmada Hobyo ee gobolka Galgaduudud.

Read More »

Ciidamada Galmudug oo adkeeyey ammaanka Hobyo

0 Visits: 5 | Saturday July 13, 2019 - 15:40:17
Ciidamada maamulka Galmudug ayaa lagu soo warramayaa in maanta ay adkeeyeen amniga degmada Hobyo ee gobolka Galgaduudud.

Read More »

Dad U Geeriyooday Cudur Ka Dillaacay Deegaan Ka Tirsan Sh/Dhexe

0 Visits: 4 | Saturday July 13, 2019 - 15:28:58
Wararka laga helayo Degmada Gambole ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaan ka tirsan degmadaas Saacadihii la soo dhaafay uu ka dilaacay Cudur aan la garaneyn,iyadoo dad badan ay u dhinteen,halka kuwo kalena ay u xuunsan yihiin.

Read More »

Weriye Hodon Naleye muxuu ahaa hamigeedii ugu weynaa kahor inta aysan ku geeriyoon qaraxii Kismaayo ka dhacay?

0 Visits: 4 | Saturday July 13, 2019 - 15:22:55
Allaha u naxariistee Weriye Hodon Naleye ayaa ku geeriyootay qarax ka dhacay magaalada Kismaayo, waxaana qaraxaasi kula geeriyooday seygeeda iyo tiro kale oo dad ah.

Read More »

RW Kheyre oo balan qaad cusub u sameeyay dhallinyarada Gaalkacyo

0 Visits: 11 | Wednesday July 10, 2019 - 09:58:30
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo galabta dhallinyarada kula jimicsaday waqtina kula qaatay garoonka kubbaadda Cagta Cabdullaahi Ciise, ayaa ka xog-wareystay caqabadaha haysta iyo baahiyaha gaarka ah ee ay qabaan dhalliyarada ku nool deegaanka.

Read More »

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah fulisay

0 Visits: 9 | Wednesday July 10, 2019 - 09:27:24
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukun dil ah ku filay Saddex ruux, kuwaasi oo la sheegay ineyka dambeeyeen weerarkii ka dhacay Hotelka Naasa-hablood2 28,Oct sanadkii 2017.

Read More »

Dowladaha Soomaaliya & Turkiga oo kala saxiixday Heshiis Cusub

0 Visits: 12 | Tuesday July 09, 2019 - 13:22:44
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa Magalada Ankara ee Wadankaasi Turkiga ku kala saxiixday heshiis,waxaana dowladda Soomaaliya u saxiixay safirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Jaamac Cabdullaahi Ceydiid halka dowladda Turkiga uu u saxiixay mas'uul ka tirsan Wasaarada Maaliyadda iyo lacagta…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo

0 Visits: 22 | Monday July 08, 2019 - 18:47:55
Galmudug, Gaalkacyo, Isniin, July 08, 2019—Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo safar dhulka ah uga soo baxay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo dhawaanahaan uu ku sugnaa ayaa galabta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.

Read More »

Maxkamada Hargeysa oo xukun ku ridey weriye Cabdimaalik Coldoon

0 Visits: 18 | Monday July 08, 2019 - 18:36:40
Maxkamadda magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxa ay maanta xukun ku riday Weriye Cabdi-Maalik Muuse Coldoon oo in ka badan Sedax bilood ku xirnaa xabsi ku yaala magaalada Hargeysa.

Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal oo gaaray magaalada Xudur (Sawiro)

0 Visits: 11 | Monday July 08, 2019 - 18:28:46
Wafdi uu hoggaaminayo, Guddoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya , Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa Maanta gaaray Magaalada Xuddur ee Caasimadda Gobolka Bakool.

Read More »

Mareykanka oo dib bilaabay taageeradii uu siin jiray Ciidanka Dowladda

0 Visits: 17 | Tuesday July 02, 2019 - 17:58:20
War ka soo baxay Dowladda Mareykanka ayaa looga hadlay taageeradii ay siin jirtay qeyb kamid ah ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,taasi oo la hakiyay bishii December 2017.

Read More »

Madaxweyne Xaaf oo kulamo ka bilaabay Muqdisho

0 Visits: 14 | Tuesday July 02, 2019 - 17:56:03
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo ku sugan Magalada Muqdisho ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirka Dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Ben Fender.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo gaaray degmada Guriceel

0 Visits: 13 | Tuesday July 02, 2019 - 17:54:04
Wafdi uu hoggaaminayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goordhow waxaa ay safar dhinaca dhulka ah ku tageen Degmada Guriceel oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Read More »

Soomaaliland oo joojisay Shir looga hadli lahaa Arrimaha Soomaaliya

0 Visits: 13 | Tuesday July 02, 2019 - 17:52:12
Maamulka Soomaaliland ayaa joojiyay kulan lagu qaban lahaa Magalada Hargeysa kaas oo qeyb ka ahaa mashruuca SSF (Somalia Stability Fund) oo ah Sanduuqa xasilinta Soomaaliya,kaas oo hoostaga Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Wakiilka IGAD ee Somalia

0 Visits: 10 | Tuesday July 02, 2019 - 17:50:48
Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan arimaha Soomaaliya Maxamed Guyo ayaa manta ku kulmay Magaalada Muqdisho.

Read More »

Sida Ra'iisul Wasaare Kheyre loogu soo dhaweeyay Guriceel

0 Visits: 10 | Tuesday July 02, 2019 - 17:45:21
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Gurigeel ee gobalka Galguduud.

Read More »

Xaaf oo Muqdisho soo gaaray mudo ka dib

0 Visits: 30 | Sunday June 30, 2019 - 18:35:54
Madaxweynaha Maamulka Gal-mudug ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho,waxaana garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay mas'uuliyiin ka tirsan DFS .

Read More »

Site Designed & Developed by ILEYS INC.