0 Visits: 349 |
Sunday December 30, 2018 - 07:05:53
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 30-ka bisha December 2018, waxa ay kulan ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.
0 Visits: 393 |
Sunday December 30, 2018 - 07:00:54
Xaaladda degaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud ayaa maanta degan kadib markii halkaasi ay dagaallo ka socdeen maalmihii lasoo dhaafay sidda ay sheegeen qaar ka mid ah dadka degaanka.
0 Visits: 378 |
Sunday December 30, 2018 - 01:30:42
Kulan ay iskugu yimaadeen odayaasha dhaqanka mid ka mid ah beelahii ku dagaalamay deegaanka kaxandhaalle ayaa waxaa ay aad ugu dhaliileen dowlada federaalka ah ee soomaaliya qaabka ay u wajahday.
0 Visits: 3152 |
Sunday December 30, 2018 - 00:53:28
Inta badan aadmigu waxaa uu ku kala aragti duwan yahay dhaqanka,labiska,muuqaalka,Medebka iyo quruxda,sidaasi oo ay tahay hadana qofba si ayuu u qeexaa arimahaan oo idil.
0 Visits: 334 |
Saturday December 29, 2018 - 23:08:39
Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Caawa Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen Guddoomiye Waaxeed ka tirsaan Degmadaasi iyo qof shacab ahaa
0 Visits: 522 |
Thursday December 27, 2018 - 15:14:41
Wararka ka imanaya gobolka Jubadda Dhexe ayaa waxay sheegayaan in diyaarado dagaal ay duqaymo xoogan ka fuliyeen degmada Jilib, halkaasi oo ay maamusho xakarada Al-Shabaab.
0 Visits: 397 |
Monday November 19, 2018 - 16:46:09
Nabadoon Dacar Xersi Nuur oo ka mid ah waxgaradka Gobolka Hiiraan ayaa ku Eedeeyay Madaxweyne ku xigeenka Hir shabeele Cali C/Laahi Xuseen Guud laawe in uu Mas'uul ka yahay dhibaatada Maamul ee ka jira gobolka Hiiraan
0 Visits: 402 |
Monday November 19, 2018 - 16:20:23
Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay khilaafka sii daba dheeraaday ee ka dhex jira madaxda dowlada Fedraalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada xubnaha ka ah.
0 Visits: 568 |
Thursday November 15, 2018 - 15:10:40
Guddi u xilsaaran kaalmada iyo dib u celinta muslimiinta Rohingya ayaa sheegay in si qasab ah aan loo celin doonin boqolaal kun oo ruux oo ka soo cararay xasuuqii ka dhacay dalka Myanmar,isla markaana haatan ku sugan dalka Bangaladesh.