Monday, November 18, 2019
 

Wararka

Howlgal saakay ka socda Magalada Gaalkacyo

0 Visits: 40 | Thursday July 18, 2019 - 08:45:04
Wararka saakay laga helayo koonfurta Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay howlgallo ka wadaan Ciidamada Ammaanka Magaaladaas, kadib markii xalay lagu dilay mid ka mid ah Ergadii soo xushay Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo war kasoo saaray Nabadoonkii la dilay

0 Visits: 43 | Thursday July 18, 2019 - 08:41:52
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa marka hore waxaa uu tacsi u diray Bulshada Reer Gaalkacyo iyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay Alle ha u naxariistee Suldaan Cabdullaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo xalay ay rag hubeysnaa ku dileen Koonfurta Magaalada Gaalkacyo.

Read More »

Magacaabis Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug

0 Visits: 46 | Thursday July 18, 2019 - 08:40:21
Wasiirka Arrimaha Guddaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa magacaabay Guddiga Qabanqaabada Shir-weynaha dib-u-Heshiisiinta Galmudug.

Read More »

Soomaaliland oo ka xumaatay Tallaabo ay qaaday Puntland

0 Visits: 49 | Wednesday July 17, 2019 - 08:31:45
Qaar ka mid ah saraakiisha Ciidamada Soomaaliland ayaa markii ugu horeysay waxaa ay ka hadleen Puntland oo Koontorool Ciidamadooda ku lahaayeen qeybta laga soo galo Magalada Garoowe u wareejiyay dhinaca Gobolka Sool, iyaga oo digniin u diray Maamulka Puntland.

Read More »

Haweeney markii ugu horreysay loo dhiibay hoggaanka Midowga Yurub

0 Visits: 35 | Wednesday July 17, 2019 - 08:00:06
Codeyn qarsoodi ah oo ay sameeyeen guddiga Midowga Yurub ayaa madaxweynaha gudigaasi ugu doortay haweeneydii ugu horeysay ee xilkaasi qabata,taasi oo ah Ursula von der Leyen oo u dhalatay dalka Jarmalka.

Read More »

Guddoonka Golaha Shacabka oo qaabilay Wafdi ka socda QM

0 Visits: 45 | Tuesday July 16, 2019 - 21:27:53
Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Pramila Patten oo ah u qeybsanaha gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha la xiriira dhinaca dembiyada jinsiga, waxaana kulanka Sidoo kale ka qeyb galay Guddoomiye…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo la wareegtay Amniga Magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 42 | Tuesday July 16, 2019 - 21:27:01
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay guud ahaan la wareegtay Amniga Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug, islamarkaana laga wareejiyay maamulka Ahlusunna oo horay gacanta ku hayay.

Read More »

Wasiir Sabriye oo Dhuusamareeb ku wajahan

0 Visits: 30 | Tuesday July 16, 2019 - 08:54:53
Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud waxaa Maanta ku wajahan Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye,kaas oo haatan ku sugan Magalada Muqdisho.

Read More »

kenya''Waxaan dilnay Al-shabaab

0 Visits: 41 | Tuesday July 16, 2019 - 08:53:53
War qoraal ah oo kasoo baxay Ciidamada Booliska dalka Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in howlgal ay sameeyeen Ciidamadu ay ku dileen Saddex Xubnood oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab,xilli ay ku sugnaayeen deegaanka Kayunga ee xadka ay wadaan Soomaaliya iyo Kenya.

Read More »

Shirka la isku khilaafsan yahay Ee Hobyo ka furmay Maxaa laga filan karaa?

0 Visits: 45 | Tuesday July 16, 2019 - 08:07:06
Shir la isku khilaafsan yahay Ee Hobyo ka furmay Maxaa laga filan karaa?

Read More »

Xassan Shiikh oo ka hadlay Xoolahii lagu xanibay Sacuudiga

0 Visits: 37 | Tuesday July 16, 2019 - 07:42:43
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo ka hadlay Arrinta Xoolaha, ayaa qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay ku yidhi:

Read More »

Shirka hobyo oo dood dhaliyay iyo Banaanbax dhici doono

0 Visits: 61 | Tuesday July 16, 2019 - 07:31:07
Sida ay sheegayaan wararka ay Radio Maanta ka heleeyso Magaalada Dhuusamareen ee gobolka Galgaduud waxaa halkaasi ka socda qaban-qaabada banaan-bax ka dhan ah shirka Magaalada Hobyo.

Read More »

Waare oo culeeys kala kulmaya safarkiisa Dhuusamareeb

0 Visits: 36 | Tuesday July 16, 2019 - 07:25:14
Warar soo baxayo ayaa sheegaya in xildhibaano iyo siyaasiin kale oo reer Hirshabeelle ah ay ka xumadeen booqshadii Madaxweyaha Maamulkaasi uu ku tegay Dhuusamareeb.

Read More »

Maxaa shumacii loo damiyey?

0 Visits: 74 | Tuesday July 16, 2019 - 07:22:24
Amintu waxay ahayd 08:00am oo gow ah 12kii Bishan Luulyo, waxaanu ku dhaqaaqnay socod gaaban oo horay noogu qorsheysnaa kaasoo aan ku gaareynay deganka Goowebweyn oo kismaayo qiyaastii u jira 13 - 14 KM. waxaanu wadanaa gaari Basa/caasi ah oo aanu ku raacnay xaaskayga (Ister Carte iyo aniga Garoon)…

Read More »

James Swan oo fariin gaarsiiyay Axmed Madoobe

0 Visits: 39 | Tuesday July 16, 2019 - 07:20:42
Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey, James Swan, ayaa sheegay in loo baahan yahay in deegaannada Jubbaland ay ka qabsoonto doorasho xor iyo xalaal ah taasoo ku dhacda wakhtigii loogu talagalay.

Read More »

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Qarax lala eegtay

0 Visits: 30 | Tuesday July 16, 2019 - 06:18:11
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaaro kala duwan geystay oo Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya ee howlgalka AMISOM lagula eegtay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Read More »

Theresa May oo si kulul u cambaareysay madaxweyne Trump

0 Visits: 48 | Tuesday July 16, 2019 - 06:15:28
Saddex qoraal oo uu Trump soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu haweenka ka tirsan Congress-ka ugu eedeeyay inay haweenkan "si joogto ah" u dhaliilaan isaga iyo waddanka Mareykankaba.

Read More »

Madaxwayne Ware oo sidiiran Dhuusamareeb loogu soodhaweeyay

0 Visits: 29 | Monday July 15, 2019 - 12:24:21
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta waxaa ay gaareen Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud, iyada oo halkaasi siweyn loogu soo dhaweeyay.

Read More »

Soomaaliland oo kahadashay cida siideysay Markabkii siday Xoolaha

0 Visits: 31 | Monday July 15, 2019 - 12:12:35
Saacadihii la soo dhaafay ayaa Warbaahinta dalka qaarkood waxa ay tebisay in amar kasoo baxay Ra'iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya lagu siidaayay Markab sida Xoolo farabadan oo uu ka qaaday dekadda Magalada Berbera,hayeeshee sacuudiga uu ku xayiray dekad ku taalla dalkaas.

Read More »

Madaxweyne waare oo gaaray Magalada Dhuusamareeb

0 Visits: 30 | Monday July 15, 2019 - 12:04:01
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa ay goordhow gaareen Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.

Read More »

Site Designed & Developed by ILEYS INC.