Saturday, October 24, 2020
 

Wararka

Qormo:-Awooda Dowladnimo maahan sidaad doonto u adeegso By Abdimaalik Mohamed Hassan

0 Visits: 1949 | Tuesday January 01, 2019 - 01:04:28
Marnaba kuma haboona qof kaa figrad duwan ama ku dhaliilaya in aad u adegsato hanti dowladeed oo aad ku bixiso qarash si dadka qarashkaas qaadanaya ay u bahdilaan shaqsiga kaa aragti duwan ama ku dhaliilaya taasi ma noqoneyso hogaan wanaagsan taasi ma noqoneyso wax adiga nafsad ahaan ku wanagsan hadii…

Read More »

WARBIXIN KU SAABSAN MU'TAMARKII 3-AAD EE BERGEN MOSKE OO SI HABSAMI AH USOO GABAGABOOBEY.

0 Visits: 412 | Monday December 31, 2018 - 23:18:24
Mu'tamarka Bergen Moske oo ah mid sanadla ah isla markaana soconayay laba maalmood (29-30-ka December-2018) ayaa caawa si rasmi ah ugu soo gabagaboobmay Slettebaken Skole magaalada Bergen caasimada labaad ee dalka Norway.

Read More »

Laftagareen''shabaab waan ka saareeynaa dhawaan degmooyinka dhan

0 Visits: 312 | Monday December 31, 2018 - 11:11:29
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Lafta Gareen ayaa sheegay in dhawaan in ay bilaaban doonaan sidii loo qaadi lahaa Howlgal ka dhan ah Al-shabaab.

Read More »

Gudoomiye cusub oo loo magacaabay Gobolka Jubbada dhexe

0 Visits: 319 | Monday December 31, 2018 - 11:07:12
Madaxweynaha mamaulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Gelinkii dambe ee Maanta oo Axad ah u Magacaabay Gudoomiye cusub Gobolka Jubada Dhexe.

Read More »

Jubbaland oo diyaarinaayo Boolis Al-shabaab ka hor-taga

0 Visits: 303 | Monday December 31, 2018 - 10:56:40
Maamulka Jubbaland ayaa diyaar garow xoogan ugu jira howlgal ka dhan ah Al Shabaab oo la filayo in dhawaan ka bilowdaan deegaano iyo degmooyin ay Al Shabaab ka maamulaan gobolada Jubooyinka.

Read More »

Liiska Xildhibaanada Puntland oo lasoo shaacinaayo Maanta

0 Visits: 317 | Monday December 31, 2018 - 10:50:21
Guddiga xalinta Khilaafka doorashooyinka Puntland ayaa lagu waddaa in ay shaaciyaan saacaddaha soo socda Liiska Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka maamulka Puntland sidda ay Risaala u xaqiijiyeen xubno ka mid ah guddiga.

Read More »

Wasiirka arrimaha gudaha oo loo diiday in lagu wareejiyo Ciidamo itoobiyaan ah

0 Visits: 295 | Monday December 31, 2018 - 10:47:42
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo Wafdi uu hoggaaminaayay oo gaaray degmada Galinsoor ee gobolka Galgaduud ayaa loo diiday in lagu wareejiyo Ciidan Itoobiyaan oo ay soo qabteen Maleeshiyo Beeleed.

Read More »

Ninkii isku qarxiyay Tiyaatarka oo Magaciisa la soo bandhigay

0 Visits: 319 | Monday December 31, 2018 - 10:44:56
Al Shabaab ayaa soo bandhigay magaca shaqsigii kaxeynaayay gaarigii ku qarxay afaafka hore Kontoroolka Tiyaatarka Qaranka oo ka agdhow Madaxtooyadda Soomaaliya, 22-kii Bishaan.

Read More »

Sargaal lagu dilay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 295 | Monday December 31, 2018 - 10:39:21
Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa gudaha Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada dowlada Soomaaliya.

Read More »

Wasiir walaalkeed oo kooxda daacish ah awgeed isku casishay

0 Visits: 269 | Monday December 31, 2018 - 10:36:46
Wasiiraddii Tacliinta ee Dowladda Iraq, Shayma Khaliil Al-hayali ayaa is-casishay, maalmo kadib markii ay Mudanayaasha Barlamaanka ansixiyeen magacaabisteeda..

Read More »

Madaxweynayaasha Mareeykanka iyo kuuriyada waqooyi oo kulmi doono

0 Visits: 272 | Monday December 31, 2018 - 10:32:40
Wargeyska JOSUN ILBO ee ka soo baxa dalka Koonfurta Kuurya waxa uu saakayto oo Isniin ah qoray inuu Kim Jong Un qoraal u diray Madaxweyne Trump, kana codsaday Kulankaasi.

Read More »

Gudoomiye Mursal oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Ruush

0 Visits: 306 | Sunday December 30, 2018 - 19:35:48
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uusoo saaray waxa uu kaga tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha ha u naxriistee Marxuum Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle (Col Ruush) oo maanta ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho,isagoo Alle uga baryay inuu siiyo naxriistiisa,ehelkiisa,golaha…

Read More »

Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle oo Muqdisho ku geeryooday

0 Visits: 375 | Sunday December 30, 2018 - 19:29:49
Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd ku geeriyooday Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Read More »

Yaaqshiid oo gudoomiye Cusub loo magacaabay

0 Visits: 333 | Sunday December 30, 2018 - 17:10:53
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa guddoomiye Cusub u Magacaabay degmada Yaaqshiid.

Read More »

Duqa Muqdisho oo Casho Sharaf Sagootin ah u sameeyey Kooxda Kubbadda Cagta Som United

0 Visits: 260 | Sunday December 30, 2018 - 09:14:58
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa u sameeyey Ciyaartooyda iyo Macalimiinta kooxda kubbadda cagta Som United ee ka dhisan dalka Sweden xaflad casho sharaf ah oo lagu saagootinayey.

Read More »

Muran midab salka ku haya oo ka dhacay xeeb ku taal Cape Town

0 Visits: 291 | Sunday December 30, 2018 - 09:07:49
Ilaalada oo ay soo kiraysteen dad halkaa deggan ayaa la sheegay inay dalxiisayaasha galinkii dambe ee Axaddii la soo dhaafay ka kaxeeyeen xeebta Clifton 4th.

Read More »

Masuuliyiin katirsan Hay"adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Tunisia uga qeyb-galay Aqoon Isweydaarsi la xiriira dadka Jinsiyad la'aanta ah

0 Visits: 383 | Sunday December 30, 2018 - 08:59:37
Agaasimaha Waaxda Jinsiyadda iyo madaxa xafiiska xiriirka wadamada Qaaradda Aasiya ee HSJ ayaa dalka Tunisia uga qeyb-galey aqoon isweydaarsi la xariira dadka Jinsiyad La'aanta ah ee ku nool Adduunka, gaar ahaan Qaaradda Aasiya.

Read More »

maxaa ka jira in Shiikh Shaakir xilka laga qaaday

0 Visits: 285 | Sunday December 30, 2018 - 08:44:34
Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa beeniyay warar Saacaddihii lasoo dhaafay qabsaday Baraha Bulshadda,kuwaasoo ku aadana in Madaxweyne Xaaf uu xilka ka qaaday Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir .

Read More »

Madaxweyne Lafta-gareen iyo Bulshada Xudur oo kulan ku kala tegay

0 Visits: 297 | Sunday December 30, 2018 - 07:57:11
Madaxweynaha Maamulka K/galbeed Soomaaliya Cabdi casiis Lafta-gareen oo ku sugan magaalada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxaa uu la kulmay odayaasha dhaqanka iyo bulshada qeeybaheeda kala duwan ee ku nool Magaaladaasi.

Read More »

Dhiigga ku daadanaya Kaxandhaale iyo Maxaas maxaa muhiim looga kala yeelay ?

0 Visits: 316 | Sunday December 30, 2018 - 07:35:32
Dagaal dhaliyay qasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay deegaano hoos tago degmada maxaas ee gobolka Hiiraan kaasi oo u dhaxeeyay labo Maleeshiyo beeleed,waxaana soo kala gaaray qasaaro leh dhimasho iyo dhaawc.

Read More »

Site Designed & Developed by ILEYS INC.