Saturday, October 24, 2020
 

Wararka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo soo gaba-gabeeysay Olole qaliin loogu sameeyay 100 Haween ah

0 Visits: 357 | Sunday January 13, 2019 - 08:36:20
Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumaadda Soomaaliya ayaa soo gabagabeesay olole qaliin loogu sameeyay in ka badan 100 Haween ah oo laga qalay Xanuunka isku furanka Hooyada( Obestetric Fistula), oo daawayn iyo daryeel loogu suubiyay ololahaan oo ah kii lixaad oo ay wasaaradda Caafimaadka…

Read More »

Nidaamka shaqaale ee dowladda Dhexe iyo kan gobolka Banaadir oo la isku xirayo

0 Visits: 286 | Sunday January 13, 2019 - 08:20:37
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in ujeedka ugu muhiimsan ee tirakoobka shaqaalaha Dawladda Hoose ay tahay sidii la iskugu xiri lahaa nidaamka shaqaale ee Dawladda dhexe iyo kan Maamulka, si meesha looga saaro dadka labada…

Read More »

Wasiirka gaashaan dhigga UK oo socdaal ku tagey Somaliland

0 Visits: 340 | Monday January 07, 2019 - 11:28:44
Waxa magaalada Hargaysa ee caasimadda Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland socdaal aan hore loo sii shaacin ku tagay wasiirka gaashaan dhigga Ingiriiska, Gavin Williamson.

Read More »

Ciidamada Nigeria oo weerar ku qaaday xarun wargeys

0 Visits: 342 | Monday January 07, 2019 - 11:26:11
Ciidamada dalka Nigeria ayaa weerar ku qaaday xafiiska wargeys gaar loo leeyahay oo la yiraahdo Daily Trust halkaas oo ay ka qaateen Koompiitaradii uu howlgalayay.

Read More »

Madaxweynaha Gabon oo la afgembiyay

0 Visits: 319 | Monday January 07, 2019 - 11:23:58
Militari ku sugan dalka Gabon ayaa sheegay inay afgembiyeen xukuumadda, waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Libreville waxaa lagu arkaya gawaarida militariga iyo tiknikada dagaalka.

Read More »

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo kulan la qaatay agaasime waaxeedyada ee Wasaaradda+Sawirro

0 Visits: 270 | Monday January 07, 2019 - 11:21:23
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" ayaa kulan looga hadlayay qorshaha sanadka 2019ka ee hiigsiga Wasaaradda,isla xisaabtanka shaqada iyo su'aalo la iska weydiinayay waxyaabihii u qabsoomay la qaaday agaasime…

Read More »

Baarlamaanka Puntland oo maanta dhageysanaya khudbadaha musharixiinta

0 Visits: 281 | Monday January 07, 2019 - 10:33:51
Qaban qaabo ku aadan doorashada madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland ayaa ka soconaysa magaalada Garoowe,taasi oo la filayo in ay dhacdo maalinta beri ah.

Read More »

Xukun dil ah oo lagu fuliyay Rag Lagu eedeeyay iney ka tirsanayeen Alshabaab +Sawirro

0 Visits: 296 | Monday January 07, 2019 - 10:20:38
Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay Rag Lagu eedeeyay iney katirsanayeen Alshabaab,kuwaasi oo horey u dilay nabadoon caan ka ahaa magaalada Muqdisho.

Read More »

Hay'adda Al-mustaqiim oo tacsi u dirtay ehelka samafale cabdi caziiz yuusuf Roorow

0 Visits: 310 | Sunday January 06, 2019 - 17:59:15
Maamulka Hay'adda al-mustaqiim ee uu ugu horeeyo gudoomiyaha hay'adda cabdi xakiin cabaas iimaan iyo agaasimaha hay'adda cabdirashiid cali xassan iyo dhamaan howlwadeenada ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Eheladii yo asxaabtii uu ka geeriyooday marxuum samafale cabdi caziiz yuusuf roorow…

Read More »

Madaxweyne Donald Trump ayaa ku gooddiyay inuu qaadi doono tallaabo aad u weyn

0 Visits: 330 | Saturday January 05, 2019 - 11:39:15
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu ku dhawaaqi doono xaalad qaran oo deg deg ah, si uu u billaabo dhismaha darbiga xadka Mareykanka iyo Mexico, isagoo aan ansixin ka helin aqalka wakiillada ee Koongareeska.

Read More »

Al-shabaab oo caawa weerartay qeeybo ka mid ah Muqdisho

0 Visits: 321 | Friday January 04, 2019 - 21:37:10
Warar dheeraad ah ayaa ayaa kasoo baxaya weerar caawa kooxo hubeysan ay ku soo qaadeen fariisin Ciidanka dowlada ku leeyihiin Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir.

Read More »

Guddoomiyaha Aqalka sare oo u hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland

0 Visits: 276 | Friday January 04, 2019 - 17:28:54
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane, Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u hambalyeeyay C/kariin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay danjirayaasha wadamada IGAD ee Soomaaliya

0 Visits: 351 | Friday January 04, 2019 - 17:25:24
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa shalay ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha wadamada ku bahoobay Urur goboleedka IGAD ee ka howlaga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Wasiirka arrimaha gudaha oo Caabud-waaq ka furay kulan nabadeed lagu dhammaynayo Colaaddii Kaxandhaale

0 Visits: 306 | Friday January 04, 2019 - 17:22:55
Magaalada Caabuud-waaq ee gobaka Gal-guduud waxaa maaanta gaaray wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdiga Nabadeed ee uu hoggaaminayo oo ay wehliyaan odayaasha Galinsoor iyo Cadaado, waxaana halkaas…

Read More »

Wasaaradda waxbarashada XFS oo tababar u soo xirtay 280 Macalin

0 Visits: 300 | Friday January 04, 2019 - 17:15:21
Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Feysal Cumar Guuleed ayaa maanta xarunta jaamacadda Gaheyr ee magaalada Muqdisho gaar ahaan nambar afar tababar ugu soo xiray macalimiin wax ka dhiga iskuullada dowladda ee gobolka Banaadir.

Read More »

Waa kuma Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland?

0 Visits: 320 | Friday January 04, 2019 - 17:09:43
Guddoomiyaha golaha baarlamaanka ee Maamul goboleedka Puntland ayaa loo doortay Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed).

Read More »

Qaramada Midoobey oo shaki gelisay sharciyadda xarigga Mukhtaar Roobow

0 Visits: 325 | Tuesday January 01, 2019 - 09:46:07
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa dowladda federaalka ka dalbaday in ay sharraxaad ka bixiso wixii ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed laga soo billaabo 13-kii ilaa 15-kii bishii Diseembar ee aynu ka soo…

Read More »

Akhriso:-Magacyada Golaha Wakiilada Dowlad Gobaleedka Puntland oo la Shaaciyay

0 Visits: 307 | Tuesday January 01, 2019 - 09:40:26
Guddiga xalinta Khilaafaadka iyo Ansixinta Golaha Wakiilada Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay tirada xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Puntland oo ka kooban 66 xildhibaan. Xildhibaanadan ayaa laga soo kala xulay deegaanada kala duwan ee maamulka Puntland, waxaana ay dooran…

Read More »

Akhriso War murtiyeedka laga soo saaray Shirka kaalinta Dhallinyarada ee nabadda iyo is-dhexgelka Bulshada

0 Visits: 313 | Tuesday January 01, 2019 - 09:26:06
Shirwynahan guud ee dhallinyarada Gobolka Banadir, ahna shirweynihii koowad kaas oo soconayay muddo labo maalmood ah. islamarkaana ay ka soo qayb galeen guud ahaan dhallinyarada 17 Degmo ee Gobolka banaadir, ururrada dhallinyarada madaxbannaan, dhallinyarada Jaamacadaha, qaar ka mid ah dhallinyarada…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo meelmariyey Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019

0 Visits: 310 | Tuesday January 01, 2019 - 09:24:22
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019, kaddib markii ay ansixiyeen Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Read More »

Site Designed & Developed by ILEYS INC.