Saturday, October 24, 2020
 

Wararka

Gadiidka Xamuulka ah ee isticmaaala wadooyinka Muqdisho oo la yareenayo

0 Visits: 244 | Saturday March 09, 2019 - 19:21:42
Kulan ay isugu yimaadeen Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaaliya,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho,Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda,taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo hoggaanka sare ee maareeyaha Dekadda ayaa maanta ka dhacay magaalada…

Read More »

Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo laga fuliyay gobolka Sh-dhexe

0 Visits: 230 | Saturday March 09, 2019 - 18:36:45
Ciidamada amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya Saaxiibbadooda Caalamka ayaa dilay Afar hor-jooge oo ka tirsanaa Kooxda Al-Shabaab, markii ay howl-gal wada jir ah ka fuliyeen qeybo ka mid ah Gobolka Shableellada Dhexe.

Read More »

Madaxweyne Deni oo ka digay in haweenka la dhibaateeyo

0 Visits: 250 | Saturday March 09, 2019 - 17:43:10
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay xuska maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka (International Women's Day) oo maanta ka qabsoontay magaalada Garoowe.

Read More »

Ibraahim Aadan Cali Najax oo loo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose

0 Visits: 215 | Saturday March 09, 2019 - 16:38:06
wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo gudoomiyaha gobolka shabeelada hoose loogu magacaabay Ibraahim Aadan Cali Najax.

Read More »

Muuse Biixi oo Imaaraadka u duulay

0 Visits: 274 | Saturday March 09, 2019 - 16:17:14
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo ugu ambo-baxay dalka isu-tagga Imaaaraadka Carabta oo ay marti-qaad rasmi ah ka heleen, una soo diray diyaar khaasa.

Read More »

Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya oo xil cusub loo magacaabay

0 Visits: 219 | Saturday March 09, 2019 - 15:57:38
R/wasaraaha Itoobiya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray wasiirka ariimaha dibada itoobiya Mr , Dr. Workneh Gebeyehu oo loo magacaabay agaasimaha guud ee xafiiska qaramada midoobay ee fadhigiisu yahay Magaalada Nairobi.

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo magacaabay la taliye sare

0 Visits: 258 | Saturday March 09, 2019 - 15:26:34
Wareegto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa lagu magacaabay la taliyaha arrimaha nabadeynta iyo dib u heshiisiinta Madaxweynaha Koonfur Galbeed in uu noqdo Sayid Axmed Sheekh Daahir.

Read More »

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray xarunta farsamada gacanta oo ay Dumarka ku kobcinayaan xirfadahooda wax soo saar

0 Visits: 294 | Saturday March 09, 2019 - 15:23:32
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa ku wareejiyey Haweenka 17ka Degmo ee Gobolka qalabka kala duwan oo ku maareeyaan noloshooda, isagoo xariga ka jaray xarunta farsamada gacanta oo Dumarka Soomaaliyeed ay ku kobcinayaan xirfadahooda wax soo saar.

Read More »

Guddiga Qaban-qaabada Aaska Qaran Ee Allaha U Naxariistee Wasiir Xoosh oo Diyaariyay Qorshaha Aaska+ Sawirro

0 Visits: 274 | Saturday March 09, 2019 - 15:21:36
Guddiga Qaban-qaabada aaska Qaran ee Allaha u naxariistee wasiirkii hore ee arrimaha Dastuurka, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, ayaa ka war bixiyay kulamo ay yeesheen oo ay ugu arrinsanayeen diyaar garoowga keenidda Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh iyo aaska loogu samaynayo Muqdisho.

Read More »

R/wasaraaha Itoobiya oo Hambalyo u diray Agaasimaha cusub ee xafiiska QM ee Nairobi

0 Visits: 1072 | Saturday March 09, 2019 - 13:17:31
Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra'iisul wasaaraha Dalka Itoobiya Dr Abiy Ajmed ayaa loogu hambalyeeyey Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Workeneh Gebeyehu Negewo,kaasi oo loo magacaabay agaasimaha guud ee xafiiska QM ay ku leedahay magaalada Nairobi.

Read More »

Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 349 | Friday March 08, 2019 - 23:29:30
Wararka nagasoo garaaya Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Howlwadaag ayaa waxaa ay sheegayan in halkaasi uu ka dhacay qarax culus kaasi oo aan la ogeeyn qasaaraha ka dhashay

Read More »

Faahfaahin: Geerida Wasiir C/raxmaan Xoosh Jabriil

0 Visits: 321 | Friday March 08, 2019 - 13:11:40
Sida aan horay idinkugu soo baahinay waxaa Isbitaal ku yaala Magaalada Dubai ku geeryooday goor-dhaw wasiirkii Wasaaradda Dastuurka Xukumadda Soomaaliya,kaasi oo malmahaan xanuunsanaa.

Read More »

War Deg Deg ah : Wasiir C/raxmaan Xoosh Jabriil oo ku Geeryooday Dubai

0 Visits: 252 | Friday March 08, 2019 - 13:06:40
Sida ay sheegayaan wararka hadda nagasoo gaaraya waxaa Magaalada Dubai ee dalka imaaraadka ku geeryooday wasiirka Wsaaaradda dastuurka Xukumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil.

Read More »

Qaabkee ayuu u dhacay Qaraxii Muqdisho

0 Visits: 219 | Thursday March 07, 2019 - 11:13:23
Goordhow ayaa waxaa qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay degmooyinka Gobolkan Banaadir waxa uu ka dhacay agagaarka Maqaayadaha Dalsan oo ku taalla inta u dhaxeysa Taalada Xaawa Taako iyo Godka Jilacow.

Read More »

Qarax ka dhacay meel aan ka fogeeyn Tiyaatarka Qaranka

0 Visits: 300 | Thursday March 07, 2019 - 10:55:50
Magaalada Muqdsho ayaa waxaa goordhow laga maqlay qarax agagaarka guriga Hooyooyinka Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayan in Qaraxa uu ka dhacay meel u dhow tiyaatarka

Read More »

Madaxweynaha JFS oo bogaadiyay hay'adihii kaalinta ka gaystay u gargaarida dadkii ku waxyeeloobay Qarixii Khamiista

0 Visits: 2480 | Tuesday March 05, 2019 - 08:36:09
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kullan la qaatay hawl wadeennada caafimaadka, hay'adaha Amniga iyo kuwa gurmadka degdega ah, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Masuuliyiin kale oo ay ku jiraan Wasiirro.

Read More »

Gabar 7-jir oo Muqdisho lagu kufsaday

0 Visits: 294 | Monday March 04, 2019 - 19:56:16
Wararka aynu ka heleeyno Xaafada Baramuudo ee degmada howl-wadaag ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi ay ka dhacday dhacdo argagax leh ka dib markii kufsi loo geeystay Gabar 7-jir ah.

Read More »

Prof Maxamed Xaaji Ingariisi oo Go'aan xumo ku dhaliilay Dowlada

0 Visits: 259 | Monday March 04, 2019 - 13:46:01
Iyadoo Magaalada Asmaro ee dalka Eretariya ay ku kulmayaan Madaxweynayaasha dalalka Kenya,Eretariya iyo R/wasaaraha Itoobiya ayaa waxaa arinkaasi ka hadlay Prof Maxamed Xaaji Ingariisi,waxaana uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo banaanka la dhigay islamarkaana ay u muuqato iyo laga saaray hormuudka geeska…

Read More »

Dagaal Culus oo Maanta ka dhacay qeeybo ka mid ah gobolka Sool

0 Visits: 288 | Monday March 04, 2019 - 13:40:59
Sida aan wararka ku heleyno dagaal culus ayaa saakay waxa uu deegaano ka tirsan gobolka Sool ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan Millateriga Soomaaliland iyo Ciidamo uu hoggaamiyo Korneel lagu Magacaabo Faysal Falaalug.

Read More »

Ilaalada Hotel Shaamoow oo toogtay Haweeneey 50-jir ah oo Naafo aheed

0 Visits: 251 | Monday March 04, 2019 - 13:23:16
Ilaalada mid ka mid ah Hotelada ku yaala Muqdisho ayaa waxaa uu toogasho ku dilay Haweneey da'aheed oo lagu magacaabi jiray Cadar shire geele,oo aheed Haweeneey Naafo ah.

Read More »

Site Designed & Developed by ILEYS INC.