Saturday, October 24, 2020
 

Wararka

Arday agoon ah oo helay waxbarasho lacag la'aan ah

0 Visits: 230 | Tuesday March 12, 2019 - 08:37:10
Waa arday agoon ah oo wax-ka barta Iskuulka Al-mustaqiim dhalinyaro firfir coon oo gacanta ku heeysa ayaa ku beeray Wadaniyad xoog leh oo aad ka dareemi-kareeyso kolka aad la sheekeeysato.

Read More »

Wasiirka Maaliyadda XFS oo dhagax dhigay dhismaha xarunta ilaalada canshuuraha ee Turabataariyo

0 Visits: 223 | Monday March 11, 2019 - 12:58:15
Xarumaha uu dhagax dhigay wasiirka maalayadda Soomaaliya ayaa muhiim u ah horumarinta aaladaha lagu qaado canshuuraha dalka.

Read More »

Duqa Muqdisho oo soo saaray Amar Cusub

0 Visits: 222 | Monday March 11, 2019 - 12:26:11
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa soo saaray Wareegto ku aaddan Xaruntii Ciidamada Badda ee degmada C/Casiis iyo Gurigii Taliyaha Ciidamada Badda

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre oo goordhow gaaray Magaaalada Kismaayo

0 Visits: 272 | Monday March 11, 2019 - 12:22:31
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Read More »

Madaxda Wasaaradda Boostada oo la kulmay Agaasimaha Guud ee Midowga Boostada Adduunka

0 Visits: 248 | Monday March 11, 2019 - 11:37:59
Wasiirka iyo Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Guud ee Midowga Boostada Adduunka (UPU), Danjire Bishaar C/raxmaan Xuseen, iyagoo ka wada hadlay qorshaha dib loogu soo nooleynayo boostadii dalka iyo sida labada dhinac ay dib ugu soo celin…

Read More »

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BJFS oo ka tacsiyadeeyay geerida Wasiir C/raxmaan Xoosh Jibriil

0 Visits: 241 | Monday March 11, 2019 - 11:15:07
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Sidoo kalena ah Xildhibaan Ka tirsan golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ahaa wasiirkii Dastuurka Soomaaliya oo dhawaan…

Read More »

Maanta Maxaa Kismaayo ka Cusub

0 Visits: 249 | Monday March 11, 2019 - 09:42:28
Sida ay sheegayaan wararka nagasoo gaaraya Magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubbaland waxaa halkaasi gaaraya saacadaha soo socdo R/wasaaraha Xukumada Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Cali Kheeyre

Read More »

Aqriso:Jinsiyadaha dadka ku dhintay Shilkii Diyaaradda Itoobiya

0 Visits: 223 | Sunday March 10, 2019 - 17:35:13
Diyaarad ay leedahay Sharikadda diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa burburtay wax yar uun kadib markii ay kasoo duushay magaalada Addis Ababa, waxaana ku dhintay dhammaan rakaabkii saarnaa diyaaraddaas.

Read More »

Rw Itoobiya oo booqday goobta shilka diyaaradeed uu ka dhacay

0 Visits: 193 | Sunday March 10, 2019 - 17:28:37
Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa galabta booqday goobta uu ka dhacay shilka diyaaradeed ee nawaaxiga Degmadda Bishoftu oo 47-Km dhanka K/bari kaga toosan magaalladda Addis Abeba.

Read More »

Wasiirkii Dastuurka XFS oo Maanta lagu Aasay Muqdisho+Sawiro

0 Visits: 294 | Sunday March 10, 2019 - 16:23:53
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta ka qayb galay janaasada iyo aaska Qaran ee Muqdisho loogu sameeyay Allaha u naxariistii wasiirkii arrimaha dastuurka, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, jimcihii geeriyooday.

Read More »

Faah-faahin ka soo baxaysa Diyaarad rakaab ah oo ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlins oo burburtay

0 Visits: 277 | Sunday March 10, 2019 - 14:18:11
Diyaarad rakaab ah oo ay leeadahay shirkadda Ethiopian Airlins oo nooceedu ahaa Boeing 737 kana duushay magaalada Addis Ababa ayaa burburtay daqiiqado kadib markii ay hawada gashay.

Read More »

Meydka Wasiir xoosh oo laga soo dajiyay muqdisho

0 Visits: 247 | Sunday March 10, 2019 - 11:17:12
Garoonka diyaarada ee aadan cade ee magaalada muqdisho oo haatan laga soo dajiyay meydka marxuum wasiir cabdi xoosh jibriil oo ku geeriyooday magaalada dubai.

Read More »

Wiil Dhalinyaro ahaa oo lagu dilay Magaalada Baladweyne

0 Visits: 204 | Sunday March 10, 2019 - 10:39:46
Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in wiil dhalinyaro ah lagu dilay iskuul uu dhiganayay.

Read More »

Odoyaasha Dhaqanka oo fariin u diray Madaxweynaha Maamulka KGS

0 Visits: 221 | Sunday March 10, 2019 - 09:54:49
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo odoyaasha dhaqanka Koonfur Galbeed ay ugu baaqeen in uusan ku dagdagin rarista Casimada Maamulka oo lagu wado bishan gudaheed in loo weeciyo Magaalada Baraawe.

Read More »

R/wasaare Kheeyre oo ku wajahan Kismaayo

0 Visits: 227 | Sunday March 10, 2019 - 09:52:02
Ciidamada Daraawiishta Maamulka Jubbaland Iyo ilaalada qaaska ah ee R/wasaare Kheeyre ayaa waxa ay haatan wadaan howlgalo lagu xaqiijinayo amaanka magaalada iyadoo siweyn loo adkeeyay amaanka.

Read More »

Ciidamada Dowlada oo hawlgalo ka fulyay G/Shabeelaha Hoose

0 Visits: 217 | Sunday March 10, 2019 - 09:45:42
Ciidamada Amniga ayaa Ka furtay hub kala duwan dagaalyahanada Al-Shabaab Ka dib hawlgal ay Ka fuliyeen Degmada Qoryooleey ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Read More »

Wadooyinka Muqdisho qaarkood oo Maanta Xiran

0 Visits: 213 | Sunday March 10, 2019 - 09:23:05
Ciidamada Dowlada Fedaraalka ee Soomaaliya ayaa xiray maanta qaar kamid ah wadooyinka halboolayaasha ah ee ku yaala Magaalada Muqdisho, waxayna udiidayaan inay isticmaalaan Gadiidka dadweynaha nuucayadiisa kala duwan iyadoona kaliya ay marayaan kuwa Dowlada.

Read More »

Wafdi hordhac u ah Rw Khayre oo kulamo kawada kismayo+Sawiro

0 Visits: 229 | Sunday March 10, 2019 - 09:23:05
Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawlad gobaleedka Jubaland.

Read More »

Ilhaan Cumar: Obaama wuxuu ahaa dilaa hadal macaan

0 Visits: 211 | Saturday March 09, 2019 - 20:22:53
Xildhibaanadda Minnesota ee Ilhaan Cumar ayaa ku karbaashtay madaxweynihi hore ee dalka Mareykanka Baraak Obama wareysi ay siisay wargeysku Poletico cadadkiisi Jimcaha soo baxay.

Read More »

Xoghayaha arrimaha gudaha Britain oo lagu dhaliilay geerida Canug yar

0 Visits: 199 | Saturday March 09, 2019 - 20:18:15
Xoghayaha arrimaha dibadda Britain, Sajid Javid ayaa waxaa soo foodsaartay dhaliil la xiriirta geerida wiil yar oo ay dhashay Shamima Begum oo ku dhintay xero qaxooti oo kutaal dalka Suuriya.

Read More »

Site Designed & Developed by ILEYS INC.