Saturday, October 24, 2020
 

Wararka

Toddobaad kaddib dadkii ku dhintay diyaaraddii Ethiopian Airlines oo loo baroordiiqayo

0 Visits: 213 | Sunday March 17, 2019 - 12:34:15
Shirkadda Ethiopian Airlines ayaa baco ay ka buuxaan ciid laga soo qaaday halkii ay ku burburtay diyaaraddii Boeing 737 Max siiyay qaraabada 157-dii qof ee ku dhintay shilkaasi.

Read More »

Wadooyinka Muqdisho oo Maalinkii labaad Xiran

0 Visits: 244 | Sunday March 17, 2019 - 11:29:51
Waxaa maalinkii labaad xiran Wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho, iyadoona lagu arkayo Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo siweyn usugaya amaanka.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf usameeyay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle+Sawirro

0 Visits: 242 | Sunday March 17, 2019 - 11:04:14
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdiga uu hoggaaminayo ugu sameeyay Villa Soomaaliya.

Read More »

Fatahaado ay ku dhinteen in kabadan 100 qof oo ka dhacay Mozambique iyo Malawi.

0 Visits: 249 | Thursday March 14, 2019 - 16:14:08
Ugu Yaran 115-ruux ayaa ku dhimatayMozambique, Malawi iyo Koonfur Afrika , markii Roobab xoogan oo dhaliyay fatahaado ay saameeyeen 843,000 Dad ah oo ku nool Koofur Bari ee Qaaradda Afrika.

Read More »

Wasiirka Waxbarashada XFS oo sheegay in bisha May la qaban doono Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka

0 Visits: 309 | Thursday March 14, 2019 - 16:12:29
Wasiirka waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre oo maanta shir jaraa'iid ku qabtay xafiiskiisa ayaa jaamacaddaha dalka ku amray in aysan qaadan Karin ardey aan ka qeyb galin imtixaanka guud ee qaranka.

Read More »

Madaxweynaha K/Galbeed oo maanta gaaray degmada Diin-soor

0 Visits: 237 | Wednesday March 13, 2019 - 14:26:16
Wafdigan oo uu hoggaaminayay madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta gaaray magaalada Diinsoor ee Gobolka Balkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey.

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Dalka dib ugu soo Laabtay

0 Visits: 249 | Wednesday March 13, 2019 - 13:17:38
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdi raxmaan ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib Safaro shaqo uu ku kala tagay Dalalka Jordan iyo Turkiga.

Read More »

Ciidamada Amisom oo qarax lagu la eegtay duleedka Muqdisho

0 Visits: 219 | Wednesday March 13, 2019 - 11:18:13
wararka idaacada maanta ee magaalada muqdisho ay ka heleyso duleedka magaalada muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada amisom qarax khasaare kala duwan dhaliyay lagu la eegtay

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre oo Kulan Xog-waraysi Ah La Yeeshay Dhalinyarada Kismaayo

0 Visits: 260 | Wednesday March 13, 2019 - 10:34:15
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Kismaayo kulan xog-waysi ah kula yeeshay dhallinyarada ku nool magaalada.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo maanta khudbad ka jeedinaya xiritaanka shir madaxeedka Afrika

0 Visits: 251 | Wednesday March 13, 2019 - 10:28:09
Shir madaxeedka hoggaamiyaasha Afrika ee loo yaqaano Afrika Now ayaa lagu wada ain maanta lagu soo geba gebeeyo magaalada Kampala ee xarunta dalka Yugandha oo sanadka uu martigeliyay shirkaasi.

Read More »

Ku-simaha Madaxweynaha JFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Puntland "Sawirro"

0 Visits: 250 | Tuesday March 12, 2019 - 20:36:26
Ku-simaha Madaxeweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna guddoomiye ku-xiggeenka labaad ee golaha shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta qaabilay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda ee Dawlad Goboleedka Puntland oo maanta soo gaaray magaaladda Muqdisho.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre "Waa In Aan Leenahay Qorsha Shaqo Oo u Adeegaaya Dadka Oo Dhan"

0 Visits: 280 | Tuesday March 12, 2019 - 20:34:49
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kormeeeray xarumaha wasaaradaha Jubaland ee arrimahha gudaha, maaliyadda, Dalxiiska, kalluumaysiga, xanaanada xoolaha, Hawlaha Guud iyo Dastuurka, ayaa sheegay in yagleelidda qorsha shaqo oo dadka oo dhan…

Read More »

Madaxweynaha JFS oo magaaladda Kampala uga qeyb galay Furitaanka Shir Madaxeedka Africa Now.

0 Visits: 268 | Tuesday March 12, 2019 - 20:32:52
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb-galay furitaanka Shir Madaxeedka Africa Now oo maanta ka bilowday magaalada Kampala.

Read More »

Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare oo Kulan ku yeeshay Magaaladda Muqdisho "Sawirro"

0 Visits: 251 | Tuesday March 12, 2019 - 19:17:52
Kulan ay yeesheen guddiga joogta golaha aqalka sare BFS oo uu Shir guddoominayey guddoomiyaha golaha Aqalka sare Baarlamaanka ayaa ajandahu waxa uu ahaa Katashiga Furitaanka kalfadhiga 5aad ee aqalka Sare, ka doodista iyo Ansixinta qorshe howleedka kalfadhiga 5aad ee golaha .

Read More »

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo saxiixay buugga tacsida ee dadkii ku le'day diyaaradda burburtay ee Itoobiya

0 Visits: 256 | Tuesday March 12, 2019 - 19:16:24
Iyadoo xushmad loo muujinayo dadkii ku geeriyooday diyaaradda burburtay ee Itoobiya duulimaad nambar ET 302, Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, waxa uu saxiixay maanta oo Talaado ah buugga tacsida ee…

Read More »

Ku-simaha Madaxweynaha JFS oo kormeeray Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya

0 Visits: 288 | Tuesday March 12, 2019 - 19:14:49
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna guddoomiye ku-xiggeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta kormeer ku tagay Xarunta wasaaradda Gaashaandhigga ee Magaaladda Muqdisho,waxaana kusoo dhoweeyay Wasiirka wasaaradda Difaaca iyo Abaanduullaha Ciidanka…

Read More »

Wasiirka Howlaha guud ee XFS oo guddoomiyay shirka kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka+sawirro

0 Visits: 251 | Tuesday March 12, 2019 - 15:03:07
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow ayaa Shir gudoomiyey Shirka Kaabayaasha dhaqaalaha Dalka gaar ahaan dhismaha Wadooyinka iskuxira Gobolada Dalka (Regional Corridors) oo socondoona muddo saddex Maalmood ah.

Read More »

Al-Shabaab oo Aabe iyo Wiilkiisa qafaashay Gal-gaduud

0 Visits: 275 | Tuesday March 12, 2019 - 15:01:36
Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa Wiil iyo Aabbahii ka Af-duubtay degaanka Gal-Qoryaale oo hoos taga Degmada Guri-ceel ee Gobolka Gal-gaduud.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo ka qeyb galaya Shir ay yeelanayan Madaxda Afrika

0 Visits: 200 | Tuesday March 12, 2019 - 14:56:20
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda.

Read More »

Weerar culus oo lagu qaaday Shabaab ku sugnaa Degmada Cadale

0 Visits: 224 | Tuesday March 12, 2019 - 09:30:18
Wararka nagasoo gaaraya Deegaano hoos tago degmada Cadale ee gobolka sh/dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay weerar culus oo lagu qaaday Al-shabaab.

Read More »

Site Designed & Developed by ILEYS INC.