Thursday, September 19, 2019
 

Cayaaraha

Dhageeyso: Barnaamijka Ciyaaraha Duhur ee Radio Maanta 95.5Mhz14-10-2018

0 Visits: 720 | Sunday October 14, 2018 - 20:41:15
Halkaan Ka Dhageeyso Barnaamijka Ciyaaraha Duhur ee Radio Maanta Soo Jeediye Saadaam Yuusuf Farsamo Tahliil

Read More »

Arsenal Oo ka fiirsaneysa inay u dhaqaaqdo xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Lille Nicolas...

0 Visits: 1925 | Tuesday October 02, 2018 - 14:22:11
Arsenal Oo ka fiirsaneysa inay u dhaqaaqdo xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Lille Nicolas...

Read More »

Josep Maria Bartomeu: 'Albaabka Barcelona Marwaliba Pep Wuu U Furanyahay"

0 Visits: 2444 | Monday October 01, 2018 - 16:39:16
Madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa shaaca ka qaaday in "albaabka mar walba kooxda uu u furanyahay" tababare Pep Guardiola inuu ku laabto kooxda ka ciyaarta horyaalka spain ee barca.

Read More »

Manchester City Oo Dooneysa Inay La Soo Wareegto Lyon Da 'Yarkeeda Tanguy Ndombele.

0 Visits: 491 | Sunday September 30, 2018 - 12:38:21
Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa da'yarka kooxda Lyon Tanguy Ndombele Kaasi oo xili ciyaareedkani sameynaya bandhig cajiib ah oo soo jiitay indhaha kooxaha ugu tunka weeyn qaarada yurub.

Read More »

Jose Mourinho Macalinka United oo Sharaxay Sababta uu Sida Weyn Ugu Dabal Dagay Goolkii...

0 Visits: 593 | Monday September 17, 2018 - 16:37:02
Tababaraha Kooxda Man United ee Jose Mourinho ayaa sharaxay sababta ka dambaysa dabaal degii waalida ahaa ee uu sameeyay kadib goolkii uu dhaliyay Chris Smalling kulankii ay kooxdiisu guusha ka gaartay watford kana tirsanaa premier League.

Read More »

Ciidamo Cadaan iyo Soomaali ah oo Weeraray deegaanka Mubaarak

0 Visits: 1663 | Wednesday September 12, 2018 - 16:39:25
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan deegaanka Mubaarak ayaa waxay sheegayan in ciidamo isugu jira Cadaan iyo Soomaali ay weerar xoogan ku qaadeyn dagaalyahano katirsan Al-shabaab oo halkaasi fariisin kulahaa.

Read More »

Maamulka Koonfur Galbeed oo hakiyay Xiriirkii Kala Dhaxeeyay Dowladda Sooomaaliya

0 Visits: 1498 | Wednesday September 12, 2018 - 15:50:52
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay hakiyeen xiriirkii wada shaqeyneyd ee kala dhaxeeyay Dowlada Fedraalka ee Soomaaliya .

Read More »

Aqriso:Madaxweyne Farmaajo oo Ku wajahan Addis Ababa.

0 Visits: 654 | Wednesday September 12, 2018 - 14:11:21
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi farmaajo ayaa waxaa uu maanta u anba bixi doonaa caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa,isagoona halkaasi kaga qeyb galaya shir ay yeelanayaan Uruur goboleedka IGAD.

Read More »

Fursad wayn oo mudan in laga faa'idayst​o (Daawo Muxaadaro​)

0 Visits: 499 | Friday June 22, 2018 - 16:34:32
Assalamu Calykum WW

Read More »

Sheekh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi oo mahad celin iyo baaq u diray jaaliyadaha Soomaalida...

0 Visits: 524 | Saturday March 31, 2018 - 14:33:30
Sheekhh C/qaadir Sh. C/raxmaan Celi oo ahaa gacan yarihii Caalimkii weynaa ee Sheekh Cabdi Celi ayaa mahad celin u jeediyay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa.

Read More »

Site Designed & Developed by ILEYS INC.