Monday, January 21, 2019
 

Caalamka

Kim Jong-un oo ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta haddii Mareykanka uu ka baxo heshiiska

0 Visits: 39 | Tuesday January 01, 2019 - 09:49:52
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un wuxuu sheegay inay ka go'antahay burburinta hubka Nukliyerka isla markaasna ka digay inuu dhabaha macquulka ah ka weecan doono waa haddii Mareykanka uu sii wado cunaqabataynada.

Read More »

Erdogan Oo Si Kulul U Cambaareeyay Dilka Wariye Jamal Khashoggi Isagoo Fariin Adag U Diray Dowladda Sacuudiga

0 Visits: 33 | Monday October 08, 2018 - 13:19:01
Mr Erdogan ayaa sheegay in uu asago shakhsi ahaan isha ku hayn doono baadhitaanka lagu hayo arrintan, uuna dunida ku wargalin doono wixii kasoo baxa.

Read More »

Trump: Golaha Ammaanku ha u midoobo in aan Iran hub nukliyeer ah helin

0 Visits: 36 | Thursday September 27, 2018 - 16:24:00
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa ku tirtirsiyey dalalka xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in ay kala shaqeeyaan Maraykanka sidii Iran aanay u samaysan lahayn nukliyeer.

Read More »

Nin U Dhashay Dalka Hindiya OO Walaashiis Jirdil U Geestay

0 Visits: 35 | Wednesday September 19, 2018 - 08:22:05
Caasimadda dalka Hindiya ee New Delhi ayaa lagu xiray nin lagu eedeeyay inuu walaashiis muddo labo sano ah meel ku xiray uuna jir dilayay.

Read More »

Oradyahan isaga oo tartan ku jira gaari lagu dhuftay

0 Visits: 33 | Monday September 17, 2018 - 18:56:04
Oradyahanka reer Kenya Joseph Kiprono Kiptum ayaa waxaa lagu dhuftay gaari xilli uu hogaaminayay tartanka oradka nus Maaradoonka ee dalka Colombia.

Read More »

German police clear forest camp as thousands protest coal mine

0 Visits: 33 | Monday September 17, 2018 - 18:20:02
Thousands of people have protested against the expansion of a coal strip mine in western Germanythat would require clearing an ancient forest.

Read More »

Strawberry needle scare: Australia probe as 'vicious crime' widens

0 Visits: 33 | Monday September 17, 2018 - 17:36:39
Australia has ordered an investigation into the discovery of sewing needles hidden in strawberries, amid growing alarm over scares across the country.

Read More »

Brett Kavanaugh 'sexual assault victim' speaks out

0 Visits: 32 | Monday September 17, 2018 - 17:02:41
A woman who alleged she was sexually assaulted by US President Donald Trump's Supreme Court nominee, Brett Kavanaugh, has identified herself.

Read More »

Storm Florence: Heavy flooding cuts off Wilmington

0 Visits: 32 | Monday September 17, 2018 - 16:36:31
The coastal city of Wilmington, North Carolina, has been completely cut off from the rest of the state because of deepening flood waters.

Read More »

QM oo Israa'iil uga digtay in aysan burburin tuulada Bedoun

0 Visits: 33 | Monday September 17, 2018 - 16:20:43
Ergeyga Qaramadda Midoobay u qaabilsan nabadeynta Bariga Dhexe Nickolay Mladenov ayaa uga digay Israa'iil in ay burburiso tuula ay Falastiiniyiintu leeyihiin oo ku taal dhulka ay Yhuudda haysata ee daanta Galbeed.

Read More »

Duufaanta Florence: "Nolosha oo sii adkaanaysa"

0 Visits: 31 | Monday September 17, 2018 - 16:12:47
"Halista nololeed ee ka dhalanaysa duufaanta Florence ayaa sare u sii kacaysa" sida uu ka digay barasaabka gobolka North Carolina, Roy Cooper.

Read More »

Site Designed & Developed by ILEYS INC.