Wednesday, November 13, 2019
 

Maqaallo

Maxaa shumacii loo damiyey?

0 Visits: 67 | Tuesday July 16, 2019 - 07:22:24
Amintu waxay ahayd 08:00am oo gow ah 12kii Bishan Luulyo, waxaanu ku dhaqaaqnay socod gaaban oo horay noogu qorsheysnaa kaasoo aan ku gaareynay deganka Goowebweyn oo kismaayo qiyaastii u jira 13 - 14 KM. waxaanu wadanaa gaari Basa/caasi ah oo aanu ku raacnay xaaskayga (Ister Carte iyo aniga Garoon)…

Read More »

Weriye Hodon Naleye muxuu ahaa hamigeedii ugu weynaa kahor inta aysan ku geeriyoon qaraxii Kismaayo ka dhacay?

0 Visits: 64 | Saturday July 13, 2019 - 15:22:55
Allaha u naxariistee Weriye Hodon Naleye ayaa ku geeriyootay qarax ka dhacay magaalada Kismaayo, waxaana qaraxaasi kula geeriyooday seygeeda iyo tiro kale oo dad ah.

Read More »

Qormo:-Awooda Dowladnimo maahan sidaad doonto u adeegso By Abdimaalik Mohamed Hassan

0 Visits: 1538 | Tuesday January 01, 2019 - 01:04:28
Marnaba kuma haboona qof kaa figrad duwan ama ku dhaliilaya in aad u adegsato hanti dowladeed oo aad ku bixiso qarash si dadka qarashkaas qaadanaya ay u bahdilaan shaqsiga kaa aragti duwan ama ku dhaliilaya taasi ma noqoneyso hogaan wanaagsan taasi ma noqoneyso wax adiga nafsad ahaan ku wanagsan hadii…

Read More »

(Qormo cajiib ah) Qurux dumar waa Dhaban siman iyo San-dheer

0 Visits: 2339 | Sunday December 30, 2018 - 00:53:28
Inta badan aadmigu waxaa uu ku kala aragti duwan yahay dhaqanka,labiska,muuqaalka,Medebka iyo quruxda,sidaasi oo ay tahay hadana qofba si ayuu u qeexaa arimahaan oo idil.

Read More »

Warbixin:Mashaqadii 14kii October Maankeyna Wali Kama aysan go'in(Dhageyso)

0 Visits: 671 | Sunday October 14, 2018 - 08:45:19
Maanta ookale 14 octobar waa maalin maanka umadda soomaaliyeen aanan ka go,ayn waa maalin murugo waa maalin mahadho aan gureyn ku reebtay maankeena.

Read More »

Xildhibaanada Galmudug oo ka doodaya Mooshinka ka dhanka ah Guddomiye Cali Gacal Casir..

0 Visits: 607 | Wednesday September 12, 2018 - 21:43:59
Magaalada dhuusamareeb ee xarunta u ah Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa maanta in ay kulan ku yeeshaan Xildhibanada Maamulkaasi, iyadoona looga doodayo mooshin ka yaalo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal casir.

Read More »

Aqriso:Madaxweyne Farmaajo oo Ku wajahan Addis Ababa.

0 Visits: 598 | Wednesday September 12, 2018 - 20:41:53
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi farmaajo ayaa waxaa uu maanta u anba bixi doonaa caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa,isagoona halkaasi kaga qeyb galaya shir ay yeelanayaan Uruur goboleedka IGAD.

Read More »

Ciidamo Cadaan iyo Soomaali ah oo Weeraray deegaanka Mubaarak

0 Visits: 1431 | Wednesday September 12, 2018 - 20:41:53
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan deegaanka Mubaarak ayaa waxay sheegayan in ciidamo isugu jira Cadaan iyo Soomaali ay weerar xoogan ku qaadeyn dagaalyahano katirsan Al-shabaab oo halkaasi fariisin kulahaa.

Read More »

Maamulka Koonfur Galbeed oo hakiyay Xiriirkii Kala Dhaxeeyay Dowladda Sooomaaliya

0 Visits: 1336 | Wednesday September 12, 2018 - 18:52:50
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay hakiyeen xiriirkii wada shaqeyneyd ee kala dhaxeeyay Dowlada Fedraalka ee Soomaaliya .

Read More »

FAALLO: Sida loo qurxiyay Officio Governo uma qiima badnaan doonto, qarashka la geliyayna waa tacab qasaar!!

0 Visits: 582 | Thursday June 21, 2018 - 15:39:26
Isku tashi iyo mashruuc loogu wanqalay Dalkaaga dhiso ayaa lagu taaba galiyay dhismaha AQALKA D/HOOSE ee XAMAR, riyadii halka (1) sano ku dhan la daba taagnaa maanta waa rumoowday

Read More »

YAA QIIMEYN KARA SHAQADA MADAXWEYNAHA?!!

0 Visits: 600 | Wednesday June 20, 2018 - 17:22:56
Malmahaan waxaan aragnay qoraallo isdaba socda oo ka hadlaaya safarrada Madaxweyne Xasan Sheikh.

Read More »

Madaxweyne Lacagta aad Xayesiineyso Teenii Ma ahan!!

0 Visits: 1272 | Wednesday June 20, 2018 - 16:34:00
Dadka Soomaaliyeed waxay yiraahdan " Dhar Aaddan lahayn Dhaxan Kaama Celiyo , waxaana Murtidaan u soo qaatey markii ay ii soo baxdey arrimo aan is dhihi karo Khatarteeda ayey leedahay oo Halis gelin kara Jiritaankeenna

Read More »

Waxaa Maalmahaan soo baxay fanaaniin Soomaaliyeed oo iyagoo magac raadis ah soo duubaya muuqaalo dhaqankeena iyo Diinteena suuban wax u dhimaya.

0 Visits: 1198 | Wednesday June 20, 2018 - 15:36:56
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud waxaa lagu eedeeyaa in ay safarradiisu tirada ka bateen.

Read More »

Fankii Soomaalida Oo La Fool-xumeeyay!!

0 Visits: 1129 | Tuesday April 10, 2018 - 12:12:12
Waxaa Maalmahaan soo baxay fanaaniin Soomaaliyeed oo iyagoo magac raadis ah soo duubaya muuqaalo dhaqankeena iyo Diinteena suuban wax u dhimaya.

Read More »

Site Designed & Developed by ILEYS INC.