Thursday, September 19, 2019
 

Wararka

Shaqooyinka Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug oo billaawday

0 Visits: 72 | Wednesday July 24, 2019 - 13:18:24
Xubnaha Guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta Beelaha dega Galmudug ayaa waxaa ay shaaca ka qaadeen inay bilaabeen tallaabooyinkii ugu horeeyay ee ku aadan shirka dib u heshiisiinta oo la filayo in uu bilaawdo 5-ta Bisha Agoosto ee sanadkaan.

Read More »

Ra'iisal Wasaaraha Cusub oo Maanta la wareegaya talada dalka Ingiriiska

0 Visits: 55 | Wednesday July 24, 2019 - 13:15:51
Xisbiga Conservativeka ayaa Talaadadii shalay u doortay in Boris Johson uu noqdo hogaamiyaha xisbiga, kaas oo beddeli doona Theresa May. Arrintan ayaa waddada u sii xaareysa inuu Arbaca maanta ah marti qaad ka helo boqortaayada si loogu magacaabo RW-ha cusub ee Britain.

Read More »

Puntland oo ku dhawaaqeysa Natiijada baaritaanka dilkii Paul Anthony Farmosa

0 Visits: 58 | Wednesday July 24, 2019 - 13:13:53
Dowlad goboleedka Puntland ayaa War-Saxaafadeed uu soo saaray waxaa uu kaga hadlay in baaritaano dhab ah lagu sameeyo warbixintii Wargeyska New York Times ee Dowladda Qatar lagu eedeeyay inay ka dambeysay qaraxyo ka dhacay Magalada Boosaaso & inay Puntland soo bandhigeyso baaritaan lagu sameeyay dilkii…

Read More »

Deni oo DF ku eedeeyay inay hor-istaagtay dhismaha laba dekadood

0 Visits: 52 | Wednesday July 24, 2019 - 12:43:13
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulalahi Deni ayaa sheegay in Puntland ay dhowr jeer dowladda Somaaliya ka codsatay inay ka caawiyaan mashaariic laga fulinayo dekado ku yaalla Magaalooyinka Puntland.

Read More »

RW Kuxigeenka dalka & Madaxweynaha KG oo kulan yeeshay

0 Visits: 55 | Wednesday July 24, 2019 - 12:40:56
Ra'iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ku sugan Magalada Baydhabo ayaa waxaa xalay halkaasi loogu sameeyay munaasabad soo dhaweyn ah,iyada oo ay ka qeyb galeen mas'uuliyiin kala duwan.

Read More »

Soomaaliland oo Ciidamo Cusub geysay deegaano ka tirsan Sanaag

0 Visits: 55 | Wednesday July 24, 2019 - 12:39:01
Wararka laga helayo deegaano ka tirsan gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in Soomaaliland saacadihii la soo dhaafay ay Ciidamo farabadan geysay deegaano hoostaga Magaalada Ceerigaabo.

Read More »

Shirkadda Batroolka Qatar oo heshiis la gashay Shirkado Shidaal baaris ka wada Xeebaha Kenya

0 Visits: 55 | Wednesday July 24, 2019 - 12:37:03
Shirkadda Shidaalka Dowladda Qatar ee Qatar Petroleum ayaa shaacisay inay heshiis Cuusb la gashay Shirkadaha Shidaalka Eni iyo Total oo howlo Shidaal baaris ah ka wada Saddex Baloog oo ku yaalla Xeebaha dalka Kenya.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Safiirrada Caalamka Ee Saldhiggoodu Yahay Muqdisho

0 Visits: 41 | Monday July 22, 2019 - 14:19:15
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay safiirrada dowladaha saaxiibka la ah Soomaaliya ee saldhiggoodu yahay magaalada Muqdisho iyo wakiilladaha hey'adaha caalamiga ah oo maanta magaalada soo gaaray.

Read More »

Booliska Soomaaliya oo War Deg deg ah ka soo saaray Qaraxii Muqdisho

0 Visits: 46 | Monday July 22, 2019 - 14:06:45
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray Qaraxii Barqanimadii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Wadada gasha Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde,kaasi oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa.

Read More »

Khasaaraha ka dhashay qaraxii Maanta ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 51 | Monday July 22, 2019 - 14:05:50
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo Maanta ka dhacay Wadada gasha Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 52 | Monday July 22, 2019 - 14:03:46
Waxaa goordhow Qarax xoogan laga maqlay qeybo badan oo kamid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya gaar ahaan Nawaaxiga Isgoyska KM4 ee Muqdisho

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Guddiga Qaban-qaabada Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug

0 Visits: 42 | Sunday July 21, 2019 - 18:19:00
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug kula kulay guddiga qaban-qaabada Shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo ay dhawaan magacaawday wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Reer Dhuusamareeb Ku Dhiirri Geliyay Dadaalkooda isu diyaarinta Shir-weynaha Dib-u-heshiisiinta Galmudug

0 Visits: 40 | Sunday July 21, 2019 - 18:17:10
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqasho ku tegay waddada isku xirta Garoonka diyaarada iyo magaalada Dhuusamareeb oo lagu nafiifinayay ololaha Isxilqaan ayaa ammaanay dadaallada bulshada ku nool magaalada ay ugu diyaar garoobayaan marti…

Read More »

Duqeyn ka dhacday Shabeellaha Hoose & faah faahin laga helayo

0 Visits: 50 | Friday July 19, 2019 - 15:44:29
Wararka laga helayo deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka koonfur Galbeed ayaa waxaa ay sheegayaan in duqeyn diyaaradeed ay ka dhacday degaano ka tirsan Gobolkaas.

Read More »

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo sagootiyay dufcaddii 1-aad ee Xujeyda Soomaaliya

0 Visits: 33 | Friday July 19, 2019 - 15:43:19
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Sheekh Nuur Maxamed Xassan, ayaa Shalay Galab sagootiyay dufcaddii 1-aad ee Xujeyda Soomaaliya.

Read More »

Wasiiru-Dowlaha arrimaha dibedda oo booqday Qunsuliyadda Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Jeddah ee Dalka Sacuudi Carabiya

0 Visits: 32 | Friday July 19, 2019 - 15:42:07
Wasiiru-Dowlaha arrimaha dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane ; C/qaadir Axmed Qeyr iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo kormeeray Qunsuliyadda Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Jeddah ee Dalka Sacuudi Carabiya.

Read More »

Dhalinyaro dil iyo dhaawac loogu geystay G/Shabeellaha Dhexe

0 Visits: 32 | Friday July 19, 2019 - 15:16:04
Falkan ayaa waxaa uu ka dhacay tuulo lagu magacaabo Gumarey oo hoostagta degmada Warsheekh ee Gobolka Shabellaha Dhexe,waxaana la sheegay in rag huebysan ay rasaas ku fureen goob ay isugu yimaadeen dad Dhalinyaro u badan.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya oo booqasho uga bilaabatay Magalada Asmara

0 Visits: 36 | Thursday July 18, 2019 - 12:58:13
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa uu booqasho ku tegay Magalada Asmara ee Caasimadda wadanka Ereteriya,waxaana garoonka Diyaaradaha Magaaladaas kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki.

Read More »

Wasiirkii Maaliyadda Maamulka Hir-Shabeelle oo xilkii laga qaaday (Wareegto)

0 Visits: 44 | Thursday July 18, 2019 - 12:54:27
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta waxaa uu xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Maamulkaas Maxamed Maxamuud Cabdulle, iyada oo uu Magacaabay Shaqsi kale xilkaas.

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabis sameeyay (Wareegto)

0 Visits: 28 | Thursday July 18, 2019 - 08:46:45
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi deni ayaa Gudodomiyeyaal Cusub u Magacaabay gobolada Sanaag iyo Haylaan,sidoo kale uu Magacaabay Maareeyaha iyo Maareeye kuxigeenka Garoonka Magalada Boosaaso.

Read More »

Site Designed & Developed by ILEYS INC.