Puntland oo ku dhawaaqeysa Natiijada baaritaanka dilkii Paul Anthony Farmosa
Dowlad goboleedka Puntland ayaa War-Saxaafadeed uu soo saaray waxaa uu kaga hadlay in baaritaano dhab ah lagu sameeyo warbixintii Wargeyska New York Times ee Dowladda Qatar lagu eedeeyay inay ka dambeysay qaraxyo ka dhacay Magalada Boosaaso & in