Deni oo DF ku eedeeyay inay hor-istaagtay dhismaha laba dekadood
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulalahi Deni ayaa sheegay in Puntland ay dhowr jeer dowladda Somaaliya ka codsatay inay ka caawiyaan mashaariic laga fulinayo dekado ku yaalla Magaalooyinka Puntland.