Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray Qaraxii Barqanimadii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Wadada gasha Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde,kaasi oo loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha