Share with your friends via email

Radio Maanta oo Deeq Lacag ah gaarsiiyay hooyooyin ku dhibaateeysan Muqdisho

Hooyo Xareedo iyo Hooyo maryan waa labada ruux oo da'ah waxaa ay ku nool yihiin kaam ku yaala degmada dayniile ee gobolka Banaadir gaar ahaan meel aan sidaas uga fogeeyn xarunta degmada,waxaa heeysata xaalad aad u adag.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip