Share with your friends via email

Qatar oo Dadka reer Falastiin ugu deeqday 480 milyan oo doolar

ukuumadda Qatar ayaa sheegtay in ay u direyso dadka reer Falastiin lacago doolar ah oo gaaraya 480 milyan,gaar ahaan dadka ku sugan deegaanka Daanta Galbeed ee ay heystaan ciidamada Isra'il iyo Marinka Gasa ee ku jira xaalad go'doon ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip