Share with your friends via email

Gudiga doorashooyinka Qaran oo hortegaya Barlamaanka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah shir ku leh xaruntooda, iyadoo xalay lagu wargeliyay Xildhibaanada kulanka maanta oo farriimo qoraaleed loogu sheegay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip