Share with your friends via email

Dhakhaatiir u dhalatay Dalka kuuba oo laga Daad gureeyay Dalka kenya

Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay Dhakhaatiirtaasi ka wada saareen Wajeer iyo Garissa, sababo la xiriira dhinaca Ammaankooda. Dowladda Kenya wax faahfaahin ah kama bixinin xilliga ay Dhakhaatiirtasi dib ugu soo labaan doonaan Adeegyadii Caafimaad

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip