Xildhibaanada Galmudug oo ka doodaya Mooshinka ka dhanka ah Guddomiye Cali Gacal Casir..
agaalada dhuusamareeb ee xarunta u ah Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa maanta in ay kulan ku yeeshaan Xildhibanada Maamulkaasi, iyadoona looga doodayo mooshin ka yaalo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal casir.