Share with your friends via email

Ciidamo Cadaan iyo Soomaali ah oo Weeraray deegaanka Mubaarak

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose gaar ahaan deegaanka Mubaarak ayaa waxay sheegayan in ciidamo isugu jira Cadaan iyo Soomaali ay weerar xoogan ku qaadeyn dagaalyahano katirsan Al-shabaab oo halkaasi fariisin kulahaa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip