Share with your friends via email

Mas'uuliyiinta Soomaalida Kenya oo Gaashaanka u daruurtay in xilligan la celiyo Qaxootiga Dhadhaab

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamanka is-maamulka Gaarisa Kenya, Maxamed Cali Sheekh, ayaa Gaashaanka u daruuray in Soomaalida ku nool Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab ay gabbaad siiyaan Kooxda Al-Shabaab ama laga soo maleego falalka argagixisani

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip