Saturday, October 24, 2020

Waa sidee Xaalada Kaxandhaale oo dagaal ka socday

0
Sunday December 30, 2018 - 07:00:54 in Wararka by
  • Visits: 345
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa sidee Xaalada Kaxandhaale oo dagaal ka socday

    Xaaladda degaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud ayaa maanta degan kadib markii halkaasi ay dagaallo ka socdeen maalmihii lasoo dhaafay sidda ay sheegeen qaar ka mid ah dadka degaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaaladda degaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud ayaa maanta degan kadib markii halkaasi ay dagaallo ka socdeen maalmihii lasoo dhaafay sidda ay sheegeen qaar ka mid ah dadka degaanka.

Wafdigii dowladda Soomaaliya ay u dirtay degaanada Galmudug ayaa maanta sidoo kale lagu waddaa in ay taggaan degmada Galinsoor ee gobolka Galgaduud.

Kulamo kala duwan ayaa lagu waddaa in ay la qaataan qeybaha kala duwan ee bulshadda si ay uga dhaadhiciyaan in ay dagaalka Joojiyaan.

Degmada Galinsoor ayaa lagu heystaa Ciidan Itoobiyaan ah oo lagu soo qabtay dagaalkii ka dhacay Kaxandhaale, waxaana Mas’uuliyiinta ay ka codsadeen Maleeshiyaadka heysta in ay kusoo wareejiyaan Ciidankaasi si dowladda dhexe loogu soo gudbiyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.