Saturday, October 24, 2020

Xildhibaan cabdi shire Ciyaar jecel oo la sheegay in hurinaayay Dagaal ka dhacay Kaxandhaalle

0
Sunday December 30, 2018 - 01:09:35 in Wararka by
  • Visits: 416
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan cabdi shire Ciyaar jecel oo la sheegay in hurinaayay Dagaal ka dhacay Kaxandhaalle

    Sida uu idaacadda maanta ee Magaalada Muqdisho u sheegay Nabadoon Cabdi ciyoow faarax oo ka mid ah waxgaradka gobolada mudug iyo galgaduud xildhibaano ka tirsan Labada gole ee baarlamaanka ayaa hurinaayo colaad ka taagan deegaanka kaxandhaalle ee dha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida uu idaacadda maanta ee Magaalada Muqdisho u sheegay Nabadoon Cabdi ciyoow faarax oo ka mid ah waxgaradka gobolada mudug iyo galgaduud xildhibaano ka tirsan Labada gole ee baarlamaanka ayaa hurinaayo colaad ka taagan deegaanka kaxandhaalle ee dhaca gobolka Galgaduud.

Xildhbaanada sida gaarka ah dagaalkaasi qeeyb uga geeysanaayo ayaa waxaa ka mid ah xildhibaan cabdi shire jaamac (Ciyaar jecel) kaasi oo uu sheegay nabadoonku in uu la saftay qabiilkiisa oo barbar ka dagaalamaya ah sida uu sheegay.

‘’Waan hubaa in ay jiraan xildhibaano dagaalkaan ka macaashaya oo hurinaaya dagaalka,waxaa ka mid Xildhibaan cabdi shire jaamac’’Sidaasi waxaa yiri Cabdi ciyoow faarax

Hadalka Nabadoon Cabdi ciyoow faarax ayaa waxaa uu imaanaya iyadoo wali dagaal aan xal laga gaarin xiisadiisa uu ka taagan yahay deegaanka Kaxandhaalle



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.