Saturday, October 24, 2020

Muqtaar Rooboow oo lagu xiray Magaalada Baydhabo

0
Wednesday November 28, 2018 - 18:25:21 in Wararka by Radio Maanta
  • Visits: 304
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqtaar Rooboow oo lagu xiray Magaalada Baydhabo

    Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa xiisad ka dhalatay wadaadka Muqaar roobow oo lagu afduubtay Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa xiisad ka dhalatay wadaadka Muqaar roobow oo lagu afduubtay Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koofur galbeed Soomaaliya.
Waarkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in sido kale gudaha magaalada uu ka dhacay iska hor imaad u dhaxeeya ciidamada Booliska dowladda Soomaaliya ay geystay Baydhabo oo garab ka helaya ciidamo katirsan Itoopiya iyo askar taabacsan wadaadka Abuu Mansuur Roobow.

Dhanka kale wararka ayaa intaasi ku daraya in Muqtaar roobow loosoo dhaadhicin doono Muqdisho.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.