Monday, January 21, 2019

(Qormo cajiib ah) Qurux dumar waa Dhaban siman iyo San-dheer

0
Sunday December 30, 2018 - 00:53:28 in Wararka by Mowliid Karaama
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Qormo cajiib ah) Qurux dumar waa Dhaban siman iyo San-dheer

    Inta badan aadmigu waxaa uu ku kala aragti duwan yahay dhaqanka,labiska,muuqaalka,Medebka iyo quruxda,sidaasi oo ay tahay hadana qofba si ayuu u qeexaa arimahaan oo idil.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inta badan aadmigu waxaa uu ku kala aragti duwan yahay dhaqanka,labiska,muuqaalka,Medebka iyo quruxda,sidaasi oo ay tahay hadana qofba si ayuu u qeexaa arimahaan oo idil.


Hadii lagu weeydiiyo su’aal ah QURUX QEEX maxaad ku qeexi laheed waan ogahay inqofba meel aadaayo balse waxaan cabirayaa dareen aruurin bilaaw ah oo aan sameeyay taasi oo aan hor dhigay dhowr qof oo kala da’ah.

Dalal badan oo dunida ku yaala ayaa lagu tilmaamaa in ay joogaan hablo aad u qurux badan iyo wiilal aan ka dhicin,soomaalidu qeeyb ayeey ka tahay Shucuubtaasi la tilmaamo.

Nin oday ah oo aan la hadlay islamarkaana aan weeydiiyay Su’aasha Kor aan kusoo xusay ayaa iigu jawaabay’’Quruxdu waa Dhaban siman iyo Sandheer’’ Imisa ruux ayaa la qabta aragtidaan??

Mid kale ayaa sidoo kale igu yiri’’Quruxdu waa dhexyar dhuubo’’ dhowr ruux oo kale ayaa bixiyay aragtiyo kala duwan hase’yeeshee labadaan ayaan kasoo qaatay kuwaasi oo aan la dhacay waa jiri karaan dad kale oo nagasii aragti gedisan.

Aadbaan uga cudur daaranayaa in qeeybtaan aana kusoo darin ragga,sababtoo waxaana helin dood xanaf la’aan ah oo waafiyeesho tilmaamta quruxeed ee ragga.

Mala i qabtaa in Quruxda dumarku tahay’’DHABAN SIMAN IYO SANDHEER’’ hadaba ma jirtaa Gabar leh tilmaamtaan oo Saaxiib kula ah FADLAN la wadaag si ay u faraxdo

W/Q Mohammed Abdullahi Omar (WIIRE )




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.