Saturday, October 24, 2020

Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay khilaafka sii daba dheeraaday ee ka dhex jira madaxda dowlada Fedraalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada xubnaha ka ah.

0
Monday November 19, 2018 - 16:46:09 in Wararka by Radio Maanta
  • Visits: 347
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay khilaafka sii daba dheeraaday ee ka dhex jira madaxda dowlada Fedraalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada xubnaha ka ah.

    Nabadoon Dacar Xersi Nuur oo ka mid ah waxgaradka Gobolka Hiiraan ayaa ku Eedeeyay Madaxweyne ku xigeenka Hir shabeele Cali C/Laahi Xuseen Guud laawe in uu Mas'uul ka yahay dhibaatada Maamul ee ka jira gobolka Hiiraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nabadoon Dacar Xersi Nuur oo ka mid ah waxgaradka Gobolka Hiiraan ayaa ku Eedeeyay Madaxweyne ku xigeenka Hir shabeele Cali C/Laahi Xuseen Guud laawe in uu Mas'uul ka yahay dhibaatada Maamul ee ka jira gobolka Hiiraan
Waxa uuna sheegay in Dawlada Federaalka Soomaaliya ay Ogtahay in Cali Guudlaawe siyaasad khalfsan uu ku wado gobolka Hiiraan islamarkaana Madaxweynaha Hir shabeele uusan waxba ka ahayn halkaasi kaliya uu Magaca Madaxweyne uu halkaasi ku joogo

Nabadoon Dacar Xersi Nuur ayaa sheegay in gobolka Hiiraan Cali Guudlaawe Qofkii uu Rabo uu u soo Magacaabo kii uu rabina xilka ka qaado

Audio Player



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.