Saturday, October 24, 2020

Ra'iisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Oo cod sadey in la xaliyo khilaafka Dowlada maamulka gobaleedyada

0
Monday November 19, 2018 - 16:20:23 in Wararka by Radio Maanta
  • Visits: 356
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya Oo cod sadey in la xaliyo khilaafka Dowlada maamulka gobaleedyada

    Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay khilaafka sii daba dheeraaday ee ka dhex jira madaxda dowlada Fedraalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada xubnaha ka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay khilaafka sii daba dheeraaday ee ka dhex jira madaxda dowlada Fedraalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada xubnaha ka ah.
Waxa uu tilmaamay in labada dhinacba ay masuuliyada weyn ka saaran tahay ilaalinta sharuucda dalka u degsan sidoo kalena wuxuu xusay in dowladda dhexe laga doonayay inay tanaasul u muujinin maamul goboleedyadda markii uu yimid Khilaafka si waxwalba loo xaliyo loogana hortago khilaafka ugu danbayntii keeni kara dib u dhac ama burbur.
Madaxda maamul goboleedyada ayuu dhankooda sheegay inay masuuliyada ka saaran tahay shacabka ay matalaan iyo nidaamka u qoran maamul goboleedyada.


Cali Maxamed Geedi ayaa ku sugan magaalada Kismaanyo ee xarunta gobolka Jubada Hoose wuxuuna xalay kulan la qaatay masuuliyiinta maamulka Jubaland.
Cali Maxamed geedi ayaa sheegay in magaalada kismaanyo uu ku soo arkay hormar dhiancyo badan leh sida uu tilmaamay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.