Saturday, October 24, 2020

Xasan shiiq Oo Kuwajahan maanta kismaayo

0
Monday November 19, 2018 - 15:19:55 in Wararka by Radio Maanta
  • Visits: 308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan shiiq Oo Kuwajahan maanta kismaayo

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee NABADDA & HORUMARKA xasan shiiq maxamuud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee NABADDA & HORUMARKA xasan shiiq maxamuud
Xasan shiiq ayaa maanta kusii jeeda magaalada Kismaayo, oo ay hadda ka socoto qabanqaabada soo dhaweyntiisa, waxaana la adkeeyey ammaanka guud ee magaalada kismaayo

boqolaal qof ayaana Garoonka diyaaradaha magaalada kismaayo iyo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaana kusugan garoonka diyaaradaha magaalada kismaayo


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.