Sunday, September 26, 2021

Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay Garoowe

0
Thursday July 22, 2021 - 13:55:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 92
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay Garoowe

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta dib ugu laabray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta dib ugu laabray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland.


Wafdiga Madaxweyne Deni ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Magaalada Garoowe kusoo dhaweeyayGuddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibril, Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cusmaan Karaash, Guddoomiye ku xigeenka 1aad Golaha Wakiilada , Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan, ku xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame, Xildhibaanno, xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, Maamulka Gobolka, Kan degmada Garoowe iyo Saraakiil Ciidan.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu uga qeyb galay shirkii Golaha wadatashiga doorashooyinka, waxaana sidoo kalena uu tegay Magaalada Kismaayo iyo Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.