Tuesday, October 15, 2019

Ra'iisal Wasaaraha Cusub oo Maanta la wareegaya talada dalka Ingiriiska

0
Wednesday July 24, 2019 - 13:15:51 in Wararka by
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisal Wasaaraha Cusub oo Maanta la wareegaya talada dalka Ingiriiska

    Xisbiga Conservativeka ayaa Talaadadii shalay u doortay in Boris Johson uu noqdo hogaamiyaha xisbiga, kaas oo beddeli doona Theresa May. Arrintan ayaa waddada u sii xaareysa inuu Arbaca maanta ah marti qaad ka helo boqortaayada si loogu magacaabo RW-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Conservativeka ayaa Talaadadii shalay u doortay in Boris Johson uu noqdo hogaamiyaha xisbiga, kaas oo beddeli doona Theresa May. Arrintan ayaa waddada u sii xaareysa inuu Arbaca maanta ah marti qaad ka helo boqortaayada si loogu magacaabo RW-ha cusub ee Britain.


Ninkan oo ah suxufi hore, marna soo noqda duqa magaalada London ayaa noloshiisa dhamaanteed ku taamayey xilkan uu hadda qabtay, hase yeeshee, ay shaqo aad u adagi hortaallo.

Falaago xisbigiisa kula jirta oo uu hormood ka yahay mudane lagu magacaabo Philip Hammond ayaa isaga u caddeeyey in haddii uu isku dayo in Britain uu heshiis la’aan kaga saaro M. Yurub, ay codkooda ku biirin doonaan xisibiyada mucaaradka ah si ay xukuumaddiisa u ridaan, arrintaas oo keenaysa doorasho xiligeedii laga soo hor mariyey, taas oo ay u egtahay in xisbiga conservative-ku aanu ku guulaysan doonin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.