Monday, July 22, 2019

Maxkamada Hargeysa oo xukun ku ridey weriye Cabdimaalik Coldoon

0
Monday July 08, 2019 - 18:36:40 in Wararka by Mowliid Karaama
  • Visits: 17
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamada Hargeysa oo xukun ku ridey weriye Cabdimaalik Coldoon

    Maxkamadda magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxa ay maanta xukun ku riday Weriye Cabdi-Maalik Muuse Coldoon oo in ka badan Sedax bilood ku xirnaa xabsi ku yaala magaalada Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxa ay maanta xukun ku riday Weriye Cabdi-Maalik Muuse Coldoon oo in ka badan Sedax bilood ku xirnaa xabsi ku yaala magaalada Hargeysa.

Weriye Coldoon ayaa Maxkamaddu ku xukuntay Seddax sano iyo Lix bilood oo xarig ah, Garsoorayaasha Maxkamadda ayaa sheegay in Cabdi-Maalik Coldoon lagu helay aflagaaddo uu kula kacay Madaxweyne Muuse Biixi iyo in uu sumcad dil u gaystay Iskuul lagu magacaabo Abaarso oo ku yaalla duleedka magaalada Hargeysa.

Ma aha markii ugu horeysay oo xabsi lagu xukumo Weriye Coldoon iyadoo hore cafis madaxweyne lagu sii daayay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.