Tuesday, October 15, 2019

Xaaf oo Muqdisho soo gaaray mudo ka dib

0
Sunday June 30, 2019 - 18:35:54 in Wararka by
  • Visits: 59
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaaf oo Muqdisho soo gaaray mudo ka dib

    Madaxweynaha Maamulka Gal-mudug ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho,waxaana garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay mas'uuliyiin ka tirsan DFS .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Gal-mudug ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho,waxaana garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay mas'uuliyiin ka tirsan DFS .

Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa in mudo ah ka maqnaa Muqdisho ,waxaana uu ku sugnaa deegaanada galmudug.

Xaaf ayaa horay u sheegay in uusan muqdisho imaan Karin oo uu ka baqaayo Dowlada Soomaaliya,waxaana ay arrinkaan kusoo aadeeysaa iyadoo uu qodobo heshiis ah uu kula soo saxiixday cadaado R/wasaare Xassan Cali Kheeyre



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by ILEYS INC.